| | 29 views

Tartanka dhalinta cuslaatay oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho

BARMUUDO.COM:- tartanka waxaa ka so qayb galy 12 koox waxane final usoo baxay dahib shiil vs wardhigley waxaana ugu danbeyn guusha kuracday warta nabada 4 iyo 2 ciyaar ku fhamaatay ayay ku hanten kobka’ koobkan waxa soo qabn qabiyey gudiga xirirka koleyga iyo shabkada barmuudo waxane gool dhalinta koobkan  ku guleystey xidiga shaafici depala halka  ciyaar wanaaga uu ku guulaystay  kaahin lasarasu bilada waxana kobka gudonsiyey gudmiyaha shabakada ugaas maxad gaab ayaa koobka gudoonsiyey kabtanka warta nabada saacid birqaaye gudomiyha kubada koleyga cabdi maxamed dhoor iyo baw xasan yalax aya munaasabadda kasoo qayb galay waxaa koobka dhigay cshakur shardinho oo aad iyo ad isugu howlay waxaa garsore kowaad ka ahaa maxamed xaji foto garf cali qasiim sheekh barmuudo kamaro isku duwaha tartanka waxa uu ahaa cwali xasan maxamuud tarabatooni.

ma ahan markii ugu horeysay shabkada barmuudo tarama badan ka qeyb qadatey waxane xariga uu ka jaray goroonka cusub barmuudo istadio waxaane uu baln qaday inuu sii wado tartmada iyo hormrka isdhaxgalka bulsha.

xafiiska warqabka muqdisho

info barmudo@gmail.com

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26968

Posted by on Aug 30 2017. Filed under Ciyaaraha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented