Home » September 16th, 2017 Entries posted on “September, 2017”

DEG DEG: Maxamed Cabdi Waare oo ku guuleystey doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle

Maxaned Cabdi Waare ayaa uguuleystey doorashaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, kaddib markii uu wareegii ugu dambeeyay uu ka adkaaday Musharaxii la tartamayay Daahir Cabdulle Cawaale Maxamed Cabdi Waare oo sanadkii hore la tartamay Madaxweynihi xilka laga qaaday Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa wareegii labaad kula tartamay Daahir Cabdulle Cawaale. Waare ayaa helay 74 Cod, halka Musharaxa […]

September 16th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

barmuudo.com;Khayre oo la kulmay wafdi ka socday Bankiga aduunka

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomalaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay wafdi ka socday Bankiga aduunka gaar ahaan Bella Bird oo u qaabilsan Geeska Africa. Khayre iyo Bella Bird ayaa ka wada hadlay abuurista fursado shaqo iyo in dhalinyaradda Soomaaliyeed loo sameeyo barnaamijyo lagu kordhinayo khibradooda iyo in la baro xirfado ay ku shaqeystaan. […]

September 7th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

http://barmuudo.com;Dowladda oo sheegtay in uu isku soo dhiibay Sarkaal Shabaab ah

Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegeen in uu isku soo dhiibay Sarkaal ka tirsanaa ururka Al-shabaab. Sarkaalka Shabaab ka tirsanaa ee isku soo dhiibay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed qeybta ku sugan gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabaa C/casiis Xasan Heybe (Bishaar). Taliyaha ururka 49-aad ee […]

September 7th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Guddoomiyaha Maxkmadda Sare oo Shaqada ka Joojiyey 18-Garsoore

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa soo saaray wareegto shaqada uu kaga joojiyey 18 Garsoore oo ka hawl gala maxkamadaha gobolka Banaadir iyo degmooyinka hoos-yimaada. Lix Garsoore oo Xeer Madaxweyne ku magacawnaa ayaa ka mid ah Garsooreyaasha shaqada laga joojiyey waxa ayna kale yihiin; Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Guddoomiyeyaasha Maxakamadaha Degmooyinka Cabdicasiis, Xamar Jajab iyo […]

September 5th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Xildhibaan ka tirsan Aqalka sare oo goor dhow ka badbaaday isku day dil

Xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo lagu magacaabo Xuseen Cali Xaaji ayaa goor dhow ka bad baaday isku day dil, kaddib markii gaari uu saarnaa lagu rasaaseeyay degmada Hodan. Wararka ayaa sheegaya in gaariga Xildhibaanka lagu hor-jaray gaari ay saarnaayeen kooxo hubeysa, meel ku dhow Isbitaalka Masaarida. Rasaasta lagu furay gaarigiisa […]

September 5th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo saaka soo gaaray Muqdisho

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho, kaddib markii uu ka soo kicitimay magaalada Nairobi oo uu dhowr cisho ka hor uu gaaray. Sheekh Shariif ayaa lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, halkaasoo ay ka soo galbiyeen ciidamo fara badan oo sugayay ammaankiisa. Imaatinka Sheekh Shariif ee […]

September 5th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented