“Author Archive”
Stories written by barmudo

Sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab oo isku soo dhiibayciidamada DFS

BARMUUDO.COM:- Maamulka Garbahaareey ayaa xaqiijiyay in ay gacanta ku hayaan sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab. Maamulka Garabahaareey ayaa sheegay in shaqsigan uu iskiisa isku soo dhiibay baaritaana ay ku wadaan waxayna sheegeen in Al-shabaab looga yaqaano Al-mujaahid.   Shaqsiga isa soo dhiibay ayaa la sheegay in loo soo gudbin doono dowladda Federaalka Soomaaliya islamarkaana la […]

August 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Turkiga oo digniin u diray Maamulka Yahuudda

BARMUUDO.COM:- Madaxweynaha dalka Turkiga Mr:- Rajib Dayib Ordogan oo si kulul uga hadlay xadgudubyada ay yahuudda ka wadaan dhulka reer Falastiin ayaa sheegay in aan loo dul qaadan dooninin. Rajib Dayib Ordogan ayaa sheegayin ay khalad tahayin Yahuudda aysi sharci darra ah ay dhismo uga hirgeliso dhulka reer Falastiin isaga oo uga digay in ay […]

August 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Diaayaradihii duqeeyay Gobolka Bari oo la sheegay in ay laayeen Xoolo badan

BARMUUDO.COM:- waxa maalmo ka hor degmada Caluula ee gobolka Bari diyaarado aan la ogeyn halka laga leeyahay duqeymo ka xoolo badan lagu laayay ka fuliyay halkaasi.   Qof  kamid ah dadka deegaanka ayaa BARMUUDO.COM u xaqiijiyay in duqeynta loo geystay xoolo fara badan oo isugu jira  Geelal, Lo’ iyo Ari.   Si joogta ah waxa diyaaradaha […]

August 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Semi-Final:- Hilwaa iyo Waaberi oo isku aaday

BARMUUDO.COM:- Boondheere iyo Wadajir ayaa isaga haray tartanka degmooyinka gobolka Banaadir kaasoo si xiiso leh u  soconaya. Tartanka ayaa maraya heer gaba gaba ah waxaana lasoo afmeeri  doonaa asbuuca soo aadan. Wabari ayaa riggoorayaal uga soo badisay Boondheere,halka Hilliwaa ay 3-0 ku dhaaftay degmada Wadajir. Sida jadwalka ku cad wareega SamiFinalka waxaa is wajihi doono […]

August 29th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barcelona oo Dembele ka daba keeneysa Coutinho iyo Dimaria

BARMUUDO.COM:- Agaasimaha ciyaaraha ee kooxda Barcelona Robert Fernandez ayaa sheegay in Ousmane Dembele uusan noqon doonin saxiixii ugu dambeeyay ay ka sameeyaan suuqa kala iibsiga ee sii xirmaya. Kaddib markii ay Neymar ku lumiyeen kooxda PSG, Catalans-ka ayaa bartilmaameedsanaysay xiddigo badan oo magac wayn si ay ugu buuxiyaan booskiisa, waxayna waqti diirada ku hayeen xiddiga […]

August 29th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Macalin cusub oo loo magacaabay Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Banaadir

BARMUUDO.COM:- Saalax Faarax Muxudin  (Sheekh Saalax) ayaa loo magacaabay macallinka xulka gobolka Banaadir,isagoo hoggaamin doono ciyaaraha maamul goboleedyada,  sida ay inoo xaqiijiyeen maamulka Isboortiga gobolka. Shiikh Saalax ayaa ka mid ah macallimiinta ugu wanaagsan Soomaaliya, isagoo soo saaray xiddigo magac ku leh dalka,waxa uuna soo leyliyay kooxo waaweyn.   Macallin Saalax ayaa u soo ciyaaray […]

August 29th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

DEG-DEG:- Amisom oo qof shacab ah ku dishay Degmada Afgooye

BARMUUDO.COM:- Wararka anu ka heleyno Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose,ayaa waxa ay ku soo waramayaan in Goordhaw Halkaas lagu dilay Nin la sheegay in uu aha qof shacab ah sida ay inoo shegeen Dadka Degaanka. Raga dilka geystay ayaa lagu sheegay in ay ahayeen Ciidamada Amisom, islamarkaana Ruuxa la dilay uu dhagax uu ku […]

August 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Shil dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Waqooyi Bari

BARMUUDO.COM:- Wararka naga soo gaaraya Dalka Kenya gaar ahaan Gobolka Waqooyi Bari ayaa waxa at ku soo waramayaan inShil Gaari oo Khasaare badan geystay ka dhacay duleedka Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya. Gaari Bas ah ayaa ka yimid magaalada Wajeer halka midka xamuulka uu ka soo baxay Magaalada Nairobi waxa la […]

August 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Kuuriyada waqooyi oo gantaal muran dhaliyay tijaabisay

BARMUUDO.COM:- Kuuriyada Woqooyi ayaa gantaal ay ridday dul marisay woqooyiga Japan oo wuxu ku dhacay badda. Ciidamada Japan iskuma ay dayin in ay soo ridaan ama dhexda ku qabtaan gantaalkaa in kasta oo raadaalladu markiiba digniin bixiyeen, waxaana gantaalkaa la riday aroornimadii hore ee saaka. R/Wasaaraha Japan, Shinzo Abe, ayaa ku tilmaamay gantaalkaa la dul […]

August 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Cosoble oo goor dhow gaaray magaalada Baladweyne

BARMUUDO.COM:- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Balad Weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,ayaa waxa ay ku soo waramayaan in Goordhaw oo Maanta ah uu halkaas gaaray Wafdi uu Hogaaminayo Hogaamiyihii hore ee Maamulka Hir-shebaale,Cali C/Laahi Cosoble, oo ay Codka kalsoonida dhawaan ay kala noqdeen Xildhibaanada Maamulkaas. Marka uu ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Balad weyne […]

August 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented