“Author Archive”
Stories written by webmaster

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka digay kacdoon shacab

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ayaa sheegay in Shacabka oo la kiciyo islamarkaana loo sheego wax aan jirin laga dhaxli karo Dhibaato sii dheeraata,wuxuuna tilmaamay in wadajir loo ilaaliyo Nidaamka Dowladnimo ee Dalka ka jirta. Sida ay qortay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA, Madaxweynaha  ayaa ka digay in dalka uu ka dhaco Kacdoon lagu dumiyo Nidaamka Dowladnimada ee […]

September 23rd, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Kenya oo qabatay Rag lala xiriirinayo dagaal yahanada alShabaab

Dowladda Kenya ayaa qabatay Rag Dhalinyaro ah kuwaas oo lala xiriirinayo in ay ku lug leeyihiin weerarkii habeen ka hor Dagaalyahano ka tirsan Ururka Al Shabaab, ay weerar Khasaare geystay ku qaadeen Saldhig Ciidan oo ku yaalo duleedka Degmada Garissa ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Dhalinyarada u dhashay Dalka Kenya ayaa lagu qabtay […]

September 23rd, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

QM oo Soomaalida ku boorisay in ay maalgashi ku sameystaan Dalkooda

Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay, Michael Keating, ayaa Soomaalida ku nool Magaalada Ottawa, oo ah Caasimadda Labaad ee Dalka Kanada ku boorriyay iney maal gashi ku sameeyaan waddankooda Hooyo. Danjire,Kaitin oo safar shaqo ku jooga Dalka Kanada, ayaa sidoo kale raja wanagsan ka muujiyay dib u soo kabashada Soomaaliya, gaar ahaan […]

September 23rd, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Soomaaliya iyo Germany oo ka wada hadlay Qalabeynta Ciidanka XDS

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo Booqasho shaqo ku jooga Dalka Jarmalka ayaa waxa uu kulamo la qaatay Xeer ilaaliyaha Dalka Jarmalka, iyagoo ka wada hadlay sidii ay iskaashi u yeelan lahaayeen. Xeer ilaaliyaha Wadanka Germany ayaa waxa uu u ballan qaaday in Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ay ka caawin doonaan dhismaha iyo […]

September 23rd, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiir Mareeye oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

Wasiirka Warfaafinta dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Mareeye oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Umadda Soomaaliyeed ay muujiyaan kalsooni dowladda Soomaaliya . Wasiirka ayaa sheegay in uu Soomaaliya u rajeynaayo in ay kusii socoto horumarka hada ka jira waa sida uu hadalka u dhigaye. Wasiir Mareeye ayaa xusay in loo diyaar Garoobaayo shirka […]

September 12th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Sawirada Madaxda dalka oo shacab kula tukaday Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud , Raiisulwasaaraha dalka mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jaawari ,Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Madax kale oo isku jira xildhibaano iyo wasiiro ayaa Maanta Salaada Ciida kula tukaday kumanaan qof Masjid Isbaheysiga Qaran ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa […]

September 12th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Hogaamiyeyaasha dowlad goboleedyada oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaayasha dowladda Goboleeda ayaa hambalyo u diray dhammaan umada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan. Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ,Galmudug Cabdikariin Xuseen Guleed , Jubbaland Axmed Maxamed Islam Axmed Madoobe, Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo siyaabo kala duwan ula hadlay warbaahinta ayaa hambalyo hawada u mariyay dhammaan umada Soomaaliyeed Meelwalba oo […]

September 12th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Booliska Kenya oo toogasho ku diley 3 haween ah magaalada Mombasa

Wararka ka imanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in saddex haween ah oo isku dayay inay gubaan saldhig boolis oo ku yaal magaalada Mombasa ay toogasho ku dileen ciidamada Booliska. Haweenkan oo la sheegay in ay xirnaayeen indho shareer ayaa mid kamid ah waxa ay isku dayday inay gubto saldhigga balse markii dambe ay ciidamada Booliska […]

September 11th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Wasaarada Arrimaha Gudaha ,IGAD iyo Oday dhaqameedyada labada gobol Sh/dhexe iyo Hiiraan oo kulmay

Kulankii ugu horeeyay ayaa maanta waxaa uu ku dhex maray magaalada Jowhar saraakiil ka tirsan wasaarada arrimaha gudaha, wakiilo ka socda IGAD iyo oday dhaqameedyo ka soo jeeda labada gobol Sh/dhexe iyo Hiiraan. Wadahadalkan ayaa waxaa uu ku saabsanaa sidii dib loogu bilaabi lahaa shirka hakad ku jiray mudada sagaalka bilood ah kaasoo horaantii bishii […]

September 11th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

In ka badan Labo Milyan oo Muslimiin Xujey oo maanta taagan Buurta Carafo

Malaayiin qof oo Muslimiin Xujey ah oo ka kala tagay caalamka daafihiisa ayaa maanta taagan Buurta Carafo, si ay u gutaan rugniga ugu weyn ee acmaasha xajka, iyadoo Muslimiinta kalena ee aan sanadkan xajin ay sooman yihiin maanta, si ay dambi dhaaf labo sano u helaan. Xujeyda sanadkan xajineysa oo ka badan Labo milyan ayaa […]

September 11th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented