Home » Arimaha Bulshada You are browsing entries filed in “Arimaha Bulshada”

dhalinta oo baryaahan danbe cadaadis kaga yimaaday lamaana hooda

mudoo yiin kii danbe waxaa dhalin fara badan cadadis kaga yimaaday qofka ay yihiin xiriir wadaaga waxaa la ar kay ku dhawaad 10000 dhalin oo cadaadis saaran cadaadiskaas ma ahan hal dhinac kaliya waa 2 dhinac ragga iyo dumarka waxaana soo korotay tell kaaga waa biisi maxaa iiso wici weysay  sawirkaaga iso dir intee u […]

August 21st, 2017 | Posted in Arimaha Bulshada | Read More »

Macadka somaaliya oo idiin soo kordhiyay koorsooyin diploma ah…………

SOMALI BUSINESS ECONOMICS INSTITUTE SBEIN INSTITUTE waxa uu idin diyaariyay diplomooyin. 1. business management & administration 2. ACCOUNTING & FINANCE (computerized accounting) 3. PROJECT MGT 4. LOGISTICS AND SUPPLY CHAIN MANAGEMENT 5. Hotel operations management 6. Islamic banking and finance 7. Shari’a & law Seminars and workshops 8. Customer Care Training 9. Sales management Training […]

December 31st, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

XASUUQA AADANAHA, MISE XUQUUQDA AADANAHA!!?

Guud ahaan caalamka waxaa sanadkasta bisha 11-aad 25 keed laga muujiyaa xuska maalmaha loogu tallagalay yareeynta ama joojinta tacadiyada ka dhan ah bani’aadamka, siiba dumarka & cauurta, iyadoo 10 bisha Disembar loo sameeyo munaasabad weyn oo lagu soo gaba gabeeynayo maalmahaas loogu magac daray (16 days activism) Hadaba maxay tahay dhowrista xuquuqda aadanaha?  Xuquuqda aadanuhu […]

December 13th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Faallo,Wararka | Read More »

Angela Merkel oo codsatay in dalka Jarmalka laga mamnuuco Indha Shareerka.

Haweeneyda hogaamiyaha ka ah dalka Jarmalka, Angela Merkel, ayaa sheegtay inay tahay in la mamnuuco xirashada indho shareerka. Balse, dumarka Muslimiinta ee dalkaasi ku nool ayaa sharci ahaan loo ogol yahay inay xijaabtaan. Ayadoo ka hadlaysay shirka xisbigeeda, Mrs Merkel waxay tilmaamtay in dhaqanka Jarmalka uusan u wanaagsanaan jirin in dumarka ay si buuxda wejigooda […]

December 7th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Madaxweynaha oo kormeeray xero ciidan oo ku taala duleedka Kismaayo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay xerada ciidamada Qaranka ee Qeybta 43-aad ee duleedka magaalada Kismaayo. Ciidamada uu madaxwaynuhu booqday, ayaa wuxuu tababar uga socdaa duleedka magaalada Kismaayo. Madaxweynaha, ayaa khudbad uu u jeediyey ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan qaybtan 43-aad, wuxuu ku ammaanay guulaha ay ka gaareen […]

December 7th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Dowlada Sucuudiga oo saldhig Meletari ka furaneysa Dalka Jabuuti.

Dawladda Sacuudiga ayaa noqon doonta dalkii u dambeeyay ee saldhig millatari ka samysta Jabuuti. Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa wargays Sacuudiga ka soo baxa u sheegay in labada dal ay ka heshiiyeen arrintaas, ayna mardhaw si rasmi ah u shaacin doonaaan. Ciidammada Maraykanka iyo kuwa Faransiiska ayaa haddaba saldhigyo ku […]

December 6th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Qarax khasaare geeystay oo ka dhacay Buuraha Galgala.

Wararka inaga soo gaaraya Buuraha Galgala oo ka tirsan gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamo ka tirsan maamulka Puntland Qarax lagula eegtay halkaasi. Qaraxa ayaa la sheegay in uu qabsaday gaari nuuciisu yahay Cabdi Bile oo ay saarnaayeen ciidamada maamulka Puntland. Qaraxan ayaa khasaare lagu gaarsiiyay Ciidanka Maamulka Puntland, sida ay sheegeen ilo […]

December 6th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Alshabaab & Ciidamada Kenya oo dagaal khasaare geystay dhex maray.

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan Degaanka Haawina oo u dhaxeeya Dhoobley iyo Qooqaani ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Dagaal kooban. Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Dagaalyahano ka tirsan Shabaab ay wadada u galeen kolonyo ka tirsan Ciidanka Kenya, kuwaas oo sahay u waday Ciidamo ku sugan Degaan ku […]

December 6th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Diyaarado Duqeeyey Qandala iyo Dagaal ka Dhacay

Wararka ka imanaya Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in hawlgal milatari uu xalay ka dhacay meel 34 km jirta magaalada Qandala oo lagu magacaabo Madlaxo, sida ay noo sheegeen ilo wareedyo dhinaca amniga ah. Hawlgalkan ayaa la sheegayaa inay fuliyeen ciidamo si gaara ah u tababaran oo ka tirsan maamulka Puntland sida ay sheegeen warar […]

December 6th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Ra’iisulwasaare xigeenka Maxamed Cumar Qaalib oo loo doortay Xildhibaan aqalka hoose

Doorashada xubnaha aqalka hoose ee Beelaha Dirta Waqooyi oo saaka ka bilaabatay Xarunta gaadidka Boliiska Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu doortay Maxamed Cumar Carte Qaalin oo ah ra’iisulwasaare xigeenka Soomaaliya. Maxamed Cumar waxaa ka tartamayay Axmed Ismaaciil Xuseen uu helay  kaasoo halay 4 cod oo kaliya halka Maxamed Cumar Carte uu ka helay 47 cod […]

December 6th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented