Home » Arimaha Bulshada You are browsing entries filed in “Arimaha Bulshada”

Liiska Xildhibaanada Lagu Soo Doortay Baydhaba, (Aqriso)

Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa noqday maamulkii labaad ee soo geba gebeeya doorashada xildhibaanada cusub ee Aqalka Hoose ee baaralamaanka Soomaaliya. Guud ahaan 69 xildhibaan ayaa lagu soo doortay doorashooyinkii ka dhacay magaalada Baydhaba. Xubno badan oo ku jira liiska ayaa ah xildhibaano hore ama kuwo dib loo soo doortay. Hoos ka aqriso liiska […]

December 6th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Daahir Amiin Jeesow oo Maanta lagu soo doortay magaalada Jowhar

Doorashada ka socota magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabale ayaa waxaa maanta lagu doortay Daahir Amiin jeesow oo horana uga mid ahaa xildhibaanadii waqtigoodu dhamaaday. Daahir Amiin Jeesow oo ka soo jeeda Beesha Gaaljacel ayaa 30 cod kaga guuleystay musharixii la tartamayay kaasoo helay 21 cod . Kursigaan oo muran ku jirey maalmihii ugu danbeeyay […]

December 6th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka Caalamka | Read More »

Ruushka iyo Shiinaha oo ka hor yimid hindise QM la soo hordhigay.

Ruushka iyo Shiinaha ayaa codka diidmada qayaxan u adeegsaday hindise qabyo ah oo la soo hor dhigay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo ku baaqay xabbad-joojin muddo toddoba maalmood ah laga hirgaliyo magaalada Xalab. Ruushku wuxuu sheegay in dukumentiga uu ku xadgubayo xeerka golaha ee u ogolaanaya in xubnuhu ay qaataan muddo 24 saac ah […]

December 6th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Madaxweynaha oo ka hadlay Doorashooyinka 2016-ka

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismayo ee caasimada Dowlad Goboleedka Jubbaland, halkaas oo uu si diiran ugu soo dhoweeyey Mudane Ahmed Mohamed Islam (Madoobe), Madaxweynaha Jubbaland, ku xigeenadiisa, Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Mudane Abdulkadir Sheikh Ali Dini, Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta Maxamed Jamac Mursal (Geele), Wasiiru Dowlaha Xafiiska […]

December 5th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Dab Khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka California.

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay  debkii ka kacay  magaalada Okland ee Gobolka California Dalka Mareykanka. Tirada dhimashada ayaa sii mareysa ilaa 33 ruux kuwaasoo dabku ku qabsaday gudaha daartaasi halka tirointaas ka badan ay ku dhaawacmeen. Debka oo kacay dabaqa kore ayaa la soo sheegayaa inay macquul tahay in dhimashadu sii kororto xili kooxaha […]

December 5th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Kismaayo halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay markii diyaaradii siday ay caga dhigatay. Mas’uuliyiinta maamulka Juba ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha waxaana loo galbiyay dhanka madaxtooyada halkaasoo ay ka socoto  xiligaan kulan labada dhinac u dhexeeya. Sida warka saaka aan idiinku sheegnay safarka madaxweynaha ayaa la xiriira arimaha […]

December 5th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Dubabka Dhaqanka” Doorashada halgu qabto Xarunta Xalane dhexdeeda”

Odayaasha Dhaqanka Ee ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya ayaa Codsaday in Doorashadooda lagu qabto Xarunta ugu weyn Ciidamada AMISOM ee Xalane. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa sidoo kale Warqad uu soo saaray waxaa uu ku sheegay inuu soo dhaweynayo  Go’aanka Odayaasha Dhaqanka ee ka soo jeeda Somaliland.

December 5th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Ra’iisul wasaaraha Taliyaaniga, Matteo Renzi oo is casilay.

Ra’iisul wasaaraha dalka taliyaaniga, Matteo Renzi, ayaa is casilay ka dib markii looga guuleystay aftidii loo qaaday is bedel lagu sameeyo dastuurka dalka. Shir jaraa’id oo xalay uu qabtay wuxuu ku sheegay inuu qaadayo masuuliyadda natiijada ka soo baxday aftida. Siyaasiyiintii u ololeyneysay diidmada isbedelka ayuu ugu baaqay inay qorshe cad soo gudbiyaan. Natiijada hordhaca […]

December 5th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Dil la xiriira Aano Qabiil oo ka dhacay Sh,hoose.

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan Degmada Kuntuwaarey ee isla Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in lagu dilay Wiil uu dhalay Nabaddoon Caan ka ah Gobolka Shabellaha Hoose oo la yiraado Axmed Xasan Abuukar Xasan. Dilka ayaa la sheegay in Koox Dableey ah ay geysteen,kuwaas oo Goobta ka baxsaday. Goobjoogeyaal ayaa Noo Xaqiijiyay […]

December 5th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Shirweynihii Sedexaad ee Waxbarashada oo maanta Jowhar ka furmay;

Waxaa Maanta oo Axad ah ka furmay Magaalada Muqdisho shir weynahii Saddexaad ee dib u eegista wax barashada Soomaaliya sida aan ka soo xiganay raadiayaha Dowlada Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda wax barashada iyo Tacliinta sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, C/qaadir Cabdi Xaashi, oo daahfuray shirkan ayaa ku dheeraaday in ujeeddadu ay tahay sidii loo mideyn lahaa […]

December 4th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka Caalamka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented