Home » Cartoons You are browsing entries filed in “Cartoons”

LIVE: Xaalka Suuqa ee Arsenal”weeraryahan halis ah oo imaanaya iyo dhaliye dhaxe oo lagu dhawyahay

Arsenal ayaa kula biirtay liiska sii kordhaya ee kooxaha doonaya ciyaaryahanka garabka uga ciyaara FC Midtjylland Pione- Xiddigan 20-sano jir ah ayaa cayaa elcelis ahaan gool dhaliyay kulan kasta oo gool isagoo garabka ka ciyaara, waxaana uu dhawaan u saftay xulka Denmark. Laakiin waxay tartan la geli doonan Chelsea, Manchester City, Paris Saint-Germain iyo Inter […]

October 11th, 2015 | Posted in Cartoons,Ciyaaraha | Read More »

Man United, Man City, Arsenal iyo Liverpool midee ayuu jecelyahay inuu u ciyaaro Xavi”isagaa ka jawaabay

Halyeeyga Barcelona Xavi ayaa qirtay inuu jeclaan lahaa inuu u saxiixo kooxda Manchester United. Xiddigan 35-sano jir ah, kaasoo haatan u ciyaara kooxda Al-Sadd ee dalka Qatar, ayaa qirtay in horyaalka Premier League uu yahay mid soo jiidashada sarre leh waxaana uu soo daliishaday United sida isaga kooxdiisa uu ugu jecel yahay. “Si aad u […]

October 11th, 2015 | Posted in Cartoons,Ciyaaraha | Read More »

Ferguson oo sheegay in Mourinho uu xal mushaakilka Chelsea u heli doono

Tababarihii hore ee Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa ku taageereyey Jose Mourinho in uu wax ka badali doono qaab ciyaareedka Chelsea ee xilli ciyaareedkan. Mourinho waxa uu ka kulmay dhaleceen aad u weyn ololahan kaddib markii ay kooxddiisa si aaan wanaagsaneyn ku bilowday horyaalka waxa ayna ku jirtaa kaalinta 16-naad. “Waxaan qabaa in shirkii […]

October 11th, 2015 | Posted in Cartoons,Ciyaaraha | Read More »

Sir Alex Ferguson oo sharaxay sababta uu David Silva ula saxiixan waayay shan sano ka hor

Sir Alex Ferguson ayaa soo jeediyay inuu lahaa saxiixa David Silva ka hor inta uusan u dhaqaaqin kooxda Manchester City. Silva ayaa la aqoonsaday mid ka mid ah kubadsameeyayaasha ugu fiican Yurub, isagoo labo horyaal oo Premier League laqaaday City wuxuuna koobka adduunka iyo koobka qaramada yurub kula guleystay Spain. Wuxuuu ugu biiray City £ […]

October 11th, 2015 | Posted in Cartoons,Ciyaaraha | Read More »

Horu dhac: midkasta oo kamid ah 8,koox ee hogaamin doona group-yada iyo waxa ay filan karaa

Xaflada magaalada Monaco ayaa bilaabaneysa 5.00 Pm,Waxaa goobta xaflada soo gaari doona saraakiil matalaya 32 kooxood ee tartanka ka qeyb galaya kuwasoo ,22 kamid ah ay si toos ah tartanka ugu soo baxeen halka kuwa kale oo ah taban koox ay kusoo gudbeen kulamo play-offs. Waxaa jira doona Afar dheri ama san duuq oo loo […]

September 8th, 2015 | Posted in Cartoons,Ciyaaraha | Read More »

YAA GULEYSAN KARA: CR,7,Messi iyo Suarez Caawa

Labada ciyaaryahan ee Barcelona Lionel Messi iyo Luis Suarez, iyo Real Madrid Weeraryahankeeda Cristiano Ronaldo ayaa noqday seddaxda musharax ee isagu soo hartay 2014/15 Abaalmarinta UEFA Best Player in Europe Award.ama ciyaaryahanka ugu wanagsan yrub, Ku Guuleystaha Abaalmarintaan waxaa lagu dhawaaqi doonaa 27 August. Sidii sanadihii hore, suxufiyiin 54 urur oo xubin ka ah UEFA […]

September 8th, 2015 | Posted in Cartoons,Ciyaaraha | Read More »

Daawo : Laacib Dhaliyay Gool La Mid Ah Midkii Ibrahimovic Ee 2013-kii Iyo Qaranka Ingiriiska

   

September 8th, 2015 | Posted in Cartoons,Ciyaaraha | Read More »

Roy Hodgson: Sterling wuu gaari doonaa kulankiisa 100-aad ee England

Roy Hodgson waxa uu sheegay in Raheem Sterling uu gaari karo 100-kulan oo Englamd ah. 20 jirka waxaa laga reebay safkii ka hor-tagay San Marino balse tababaraha waxa uu cadeeyey in uu doonayey Jamie Vardy in uu khibrad kulankaas helo. “Maan dheelsiin kulankii San Marino si aan kuwa kale fursad u siiyo, laakiin bari waa […]

September 8th, 2015 | Posted in Cartoons,Ciyaaraha | Read More »

Taratanka waxaha oo ka furmay degamada h wadaag…Daawo sawirada

Taratanka waxa oo ka furmay degamada h wadaag ee gobolka bnaadir furaantanka tartanka waxa lagu dah furay koxda waxada saqawadiin iyo waxda seydka waxane rigooreyaal sedax iyo labo gusha ku racday saqawadiin afarta wa xood waxa final uso baxay waxda saqawadiin galbta waxaa wada ciyarayo waxda axmed gurey iyo waxda xawo taako waxane labada koox […]

April 12th, 2015 | Posted in Arimaha Bulshada,Cartoons | Read More »

Hordhac: Swansea v Liverpool – Reds Oo Dooneysa Inay Ilaashato Rikoorkeeda Guuldarro La’aanta Premier League Ee Sannadkan 2015.

Kulanka: Swansea v Liverpool Garoonka: Liberty Stadium Waqtiga: 11pm Saacada Geeska Afrika Tan iyo markii ay guuldarro 3-0 ka soo gaartay Manchester United bartamihii December, kaliya dadka ugu niyadsamida badan jamaahiirta Liverpool ayaa saadaalin karay inay United kula tartamayaan booska Champions League iyadoo horyaalka uu 10 kulan wax ka yar ka harsan yahay. Tan iyo […]

March 16th, 2015 | Posted in Cartoons | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented