Home » Cartoons You are browsing entries filed in “Cartoons”

Jonny Evans iyo Papiss Cisse oo isku candhuufay xalay “daawo waxa dhaxmaray labada nin

Daafaca kooxda Manchester United Jonny Evans iyo weeraryahanka Newcastle Papiss Cisse ayaa la kulmi doona baritaano xiriirka kubada cagta FA kaga imanaya ka dib markii midba midka kale uu ku candhuufay sida laga soo xigtay BBC Isboorti. Labada nin ayaa labaduba u muuqday inay candhuuf isku tufeen intii lagu guda jiray kulankii Red Devils 1-0 […]

March 5th, 2015 | Posted in Cartoons,Ciyaaraha | Read More »

Amiin Caamir oo sawir la yaab lhe ka sameeyay

Kaartoonisitaha caanka ah ee Amin Camir ayaa sooo bandhigay sawir la yaab leh kaasoo uu kaga hadlayay doorashada wasiirada ee laga sugayo Ra’iisulwasaaraha. Hadaba sawirka kaga bogo nuxurka waxa uu kaga hadlayo aartiistaha caanka ah ee Amiin Caamir.  

January 22nd, 2015 | Posted in Cartoons | Read More »

Madaxweyne Gaas oo si weyn uga xumaaday shirkii Mareykanka

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas ayaa si weyn uga xumaaday shirkii Mareykanka iyo Afrika oo ka dhacay magaalada Washington, wuxuuna saaxibadiisa hor dhigay dhowr su’aalood oo la xariira sababtii keentay in lagu casuumi waayo, hase yeeshee su’aashu waxay tahay jawaabta ay bixiyeen ma tahay mid dhaboobi karta ama Puntland iyo Mareykanka dhex […]

August 18th, 2014 | Posted in Cartoons,Wararka | Read More »

Booliska DFS oo loo magacaabay shaqsiyaad aan laga fiirsan

Taliyaha cusub ee dhowaan loo magacaabay Booliska Dowladda Federaalka ayaa durba waxaa ku soo baxay dacwado loo heysto, iyadoo Dowladda Kanada oo uu dalkeeda ku noolaa ay si weyn u baadi goobeyso, wuxuuna noqday shaqsigii ugu horeeyay ee jago sare loo magacaabo isagoo aan guda gelin howshii loo magacaabay.   Daawo Cartoons badan  

July 13th, 2014 | Posted in Cartoons,Wararka | Read More »

Dabaal degga 1-da Lulyo ee Xornimada Soomaaliya

Munaasabadda 1da Lulyo oo ku beegan markii uu xornimo buuxda qaatay dalka Soomaaliya , waa munaasabad sanadkiiba mar ay xusto Soomaalida meel kasta oo ay adduunka ka joogto, hase yeeshee 22-sano kaddib waxaa la isweydiinayaa sababta dalka uu uga bixi la’yahay dhibaatada 22-sano jirsatay.   Daawo Cartoons badan  

July 2nd, 2014 | Posted in Cartoons,Wararka | Read More »

Xiisaha ciyaaraha Adduunka oo sii kordhaya

Ciyaaraha adduunka ee ka socda wadanka Brazil ayaa soo gaaray qeybihii dambe, iyadoo dhallinyaro fara badan oo Soomaaliya ku sugan ay bilaabeen inay saadaallo kala duwan ka bixiyaan

June 24th, 2014 | Posted in Cartoons,Wararka | Read More »

Odayaashii Koonfurta ee tegay Somaliland

Booqashadii odayaasha dhaqanka Muqdisho ee dhowaan ay ku tageen Jamhuuriyadda Somaliland oo wax natiijo ah ka soo bixi waayeen, ayaa u muuqata mid ku ekeyd oo kaliya mid aan soo dhaafin marqaanka habeenkii lagu soo dhoweeyay magaalada Hargeysa.   Daawo Cartoons badan  

May 23rd, 2014 | Posted in Cartoons,Wararka | Read More »

Guddoomiyaha cusub muxuu ka qaban karaa Gobolka Banaadir?!!

Jan. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo dhowaan loo magacaabay xilka Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa magaalada Muqdisho oo la soo baxay dardar cusub, ayaa shacabka Soomaaliyeed waxay isweydiinayaan inuu wax ka qaban karo xaaladda ka taagan magaalada Muqdisho, dadka hantidooda xoogga lagu heysto ma u celin doonaa iyo su’aalo kale oo fara badan.   Daawo […]

March 19th, 2014 | Posted in Cartoons,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented