Home » Ciyaaraha You are browsing entries filed in “Ciyaaraha”

Tartanka dhalinta cuslaatay oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho

BARMUUDO.COM:- tartanka waxaa ka so qayb galy 12 koox waxane final usoo baxay dahib shiil vs wardhigley waxaana ugu danbeyn guusha kuracday warta nabada 4 iyo 2 ciyaar ku fhamaatay ayay ku hanten kobka’ koobkan waxa soo qabn qabiyey gudiga xirirka koleyga iyo shabkada barmuudo waxane gool dhalinta koobkan  ku guleystey xidiga shaafici depala halka  ciyaar […]

August 30th, 2017 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Man City iyo Real Madrid oo isku haysta Harry Kane

BARMUUDO.COM:- Kooxaha reer England iyo Spain ayaa la ogaaday in ay isku haystaan saxiixa heerka caalami ee  xulka England iyo Kooxda Tottenham hotspur Harry Kane.   90 Milyan oo Euro ayaa lagu qiimeeyaa xidigan waxaana labada koox ay diyaarla yihiin in ay adeegsadaan lacagtan inta aan la xirin suuqa kala iibsiga. Tottenham Hotspur ayaa la […]

August 29th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Xidig katirsan Arsenal oo ku dhawaanay ku biirista Chelsea

BARMUUDO.COM:- Alex Oxlade Chambarlain oo ah xidig ka cayaara garabka midig ee weerarka kana tirsan kooxda kubadda cagtaee Arsenal una dhashay xulka qaranka dalkaasi England ayaa ku dhawaanaya ku biirista kooxda Arseanl.   The Sun wargeyska lagu Magacaabo ayaa baahiyay in 35 Milyan ay Chelsea ku baadi goobeyso xidigan kooxda Arsenal ayaana la aamisanyahay in […]

August 29th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Semi-Final:- Hilwaa iyo Waaberi oo isku aaday

BARMUUDO.COM:- Boondheere iyo Wadajir ayaa isaga haray tartanka degmooyinka gobolka Banaadir kaasoo si xiiso leh u  soconaya. Tartanka ayaa maraya heer gaba gaba ah waxaana lasoo afmeeri  doonaa asbuuca soo aadan. Wabari ayaa riggoorayaal uga soo badisay Boondheere,halka Hilliwaa ay 3-0 ku dhaaftay degmada Wadajir. Sida jadwalka ku cad wareega SamiFinalka waxaa is wajihi doono […]

August 29th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barcelona oo Dembele ka daba keeneysa Coutinho iyo Dimaria

BARMUUDO.COM:- Agaasimaha ciyaaraha ee kooxda Barcelona Robert Fernandez ayaa sheegay in Ousmane Dembele uusan noqon doonin saxiixii ugu dambeeyay ay ka sameeyaan suuqa kala iibsiga ee sii xirmaya. Kaddib markii ay Neymar ku lumiyeen kooxda PSG, Catalans-ka ayaa bartilmaameedsanaysay xiddigo badan oo magac wayn si ay ugu buuxiyaan booskiisa, waxayna waqti diirada ku hayeen xiddiga […]

August 29th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Macalin cusub oo loo magacaabay Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Banaadir

BARMUUDO.COM:- Saalax Faarax Muxudin  (Sheekh Saalax) ayaa loo magacaabay macallinka xulka gobolka Banaadir,isagoo hoggaamin doono ciyaaraha maamul goboleedyada,  sida ay inoo xaqiijiyeen maamulka Isboortiga gobolka. Shiikh Saalax ayaa ka mid ah macallimiinta ugu wanaagsan Soomaaliya, isagoo soo saaray xiddigo magac ku leh dalka,waxa uuna soo leyliyay kooxo waaweyn.   Macallin Saalax ayaa u soo ciyaaray […]

August 29th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Xog:- Liverpool Vs Arseal (Super Sumday)

BARMUUDO.COM:-   (Liverpool) 27 Agoosto 2017. Kooxaha Liverpool iyo Arsenal ayaa isku wajihi doona Anfield kulan ka tirsan Premier League-ga. Labadan naadi ayaa ka mida kooxaha loolanka adag ololahan ugu jira hanashada horyaalka. Inta badan goolal ayuu ballan qaadaa kulanka u dhexeeya Reds iyo Gunners.   Liverpool – Nathaniel Clyne wali wuu ka maqan yahay Liverpool – […]

August 27th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

AKHRISO” Isku aadka wareegga Guruubyada ee Champions league

BARMUUDO.COM:- Xiriirka kubadda cagta ee qaaradda yurub ayaa sameeyay isku aadka wareegga guruubyada ee qaaradda yurub. Isku aadka qaybta guruubyada Champion-ka waxaa kasoo baxeen kulamo waa weyn ayadoo kooxaha Yurub ugu caansan qaarkood hal guruub la wada galiyay sida Juventus Vs Barcelona, Bayern Vs PSG, Atletico Madrid Vs Chelsea iyo Real Madrid vs Dortmund. Guruub-ka […]

August 26th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Alexis Sanchez Oo Qirtay In Uu Xiiso U Qabo Kubiirista Manchester City

BARMUUDO.COM:- Xidiga reer Chile iyo kooxda kubadda Cagta ee Arsenal ninka lagu magacaabo Alexis Sanchez ayaa sheegay in uu xiiso balaaran u qabo u dhaqaaqista kooxda reer England Manchester City.   Xidigan oo wareysi gaar ah siiyay Tv-ga BT-sport ee ka faalooda arimaha cayaaraha ee laga leeyahay dalkaasi Ingiriiska ayaa sheegay in uu doonayo in […]

August 23rd, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Liverpool Oo Sheegtay In P.Coutinho Uusan Iib Ahayn

BARMUUDO.COM:- Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ee ka dhisan gobolka Mersideka ee dalkaasi Ingiriiska ayaa ugu danbeyntii u sheegtay dhigeeda Barcelona in laacibkeeda Philipe Coutinho uusan iib ahayn.   Liverpool ayaa sheegtay in 25 jirkan reer Brazil uusan iib ka ahayd garoonka Anfield islamarkaana uu kooxda sii joogi doono sanadaha soo aadan.   Barcelona ayaa […]

August 23rd, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented