Home » Ciyaaraha You are browsing entries filed in “Ciyaaraha”

Muxuu Ku Soo Gaba Gaboobay Kulankii Man City Iyo Everton?

BARMUUDO.COM:- Waxa daqiiqado kahor soo gaba gaboobay kulankii xiisaha badnaa ee u dhaxeeyay kooxaha Man city iyo everton.   Ciyaarta ayaa ku bilaabatay dar dar waxaana lagu ciyaarayaya qasriga man city Ethihad Stadium waxaana gool ku hormartay kooxda everton waxaana u dhaliyay xidigooda cusub Weyne Rooney waxana labada kooxba calaamada roosaha ka wada qaatay xidigaha […]

August 22nd, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barcelona Oo Wadahadaladii Ugu Danbeeyay Kula Jirta P.Coutinho

Wafdi balaaran oo ka socday Kooxda Barcelona ayaa gaaray Gobolka Mersideka ee dalka Ingiriiska iyaga oo ujeedkoodu yahay in ay soo afjaraan saxiixa xidiga heerka caalami ee Xulka Brazil iyo kooxda Liverpool Philipe Coutinho.   Wargeysyada dalka Ingiriiska kasoo baxa kuwa ugu afka dheer ee ka faalooda arimaha cayaaraha ayaa sheegaya in Barcelona ay kordhisay […]

August 21st, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Ramos oo weeraray garsoorka Spain kadib casaankii loo taagay kulan kii xalay

(Madrid) 21 Agoosto 2017 Kabtanka kooxda Real Madrid ayaa casaan ka qaatay kooxdiisa kulan ay 3-0 uga adkaatay kooxda Deportivo.   Ramos ayaa sheegay in ilaa haatan uusan garanayn sababtii loo siiyay jaalihii labaad ee ciyaarta kaas oo uu ku mutaystay in laga saaro garoonka.   Sergio ayaa intaa ku daray in jaalihii koowaad uusan […]

August 21st, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Messi oo xalay sameeyay Rikoor inkasto oo uusan gool ka dhalin Real Betis

  (Barcelona) 21 Agoosto 2017 Laacibka Barcelona ee Lionel Messi ayaa xalay sameeyay Rikoor waliba isaga oo aan wax gool ah ka dhalin kooxdii martida u ahayd ee Real Betis.   Messi ayaa xalay birta ku garaacay ilaa 3-kubaddood wuxuuna noqday laacibkii 6-aad ee birtu ay ka hor istaagto 3-leey taariikhda horyaalka Spain.   Lionel […]

August 21st, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Paul Pogba Oo Taageero Layaableh U Muujiyay Goolhayaha Dhibaataysan Ee Gianluigi Donnarumma Oo Colaad Xumi Dhex Marayso Jamaahiirtiisa AC Milan.

Xidiga xulka qaranka France iyo kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa kubbada cagta aduunka ugu baaqay in ixtiraam wayn loo muujiyo isla markaana si fiican loola dhaqmo goolhayaha xaaladu ku xun tahay ee Gianluigi Donnarumma kaas oo saxaafada ka sheegay in aanu wax heshiis ah u saxiixi doonin kooxdii soo saartay ee AC Milan. […]

June 19th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Wakiilka Marco Verratti oo la kulmay PSG (maxay kawada hadleen?)

Wakiilka laacibka reer talyaani ee Marco Verratti ayaa la kulmay masuuliyiin ka socotay kooxda PSG.   Gianluca Di Marzio ayaa baahiyay in wakiilka Marco Verratti uu magaalada Milan kula kulmay agaasimaha ciyaaraha ee kooxda PSG. Wakiilka ayaa u gudbiyay agaasimaha in Marco uu doonayo inuu katago PSG xaggaagan isla markaana uu ku biiro Barcelona.   […]

June 12th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

WAR CUSUB: Diego Costa oo xaqiijiyay inuu isaga tagayo Chelsea

Weerar yahanka kooxda Chelsea ee Diego Costa ayaa qarxiyay war wayn kadib markii uu sheegay in tababare Conte uusan doonayn inuu ka sii ciyaaro Stamford Bridge.   Diego Costa ayaa cadeeyay in tababaraha reer talyaani uu u soo diray fariin uu ugu sheegayo inuusan doonayn inuu ka mid ahaado kooxda Conte uu la soo shirtagayo xiliciyaareedka […]

June 8th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Arsenal oo aqbashay dalab laga soo gudbiyay goolhaye David Ospina

Kooxda Arsenal ayaa la soo sheegayaa inay aqbashay dalab laga soo gudbiyay goolhayaha lambarka labaad ee David Ospina. Wargayska ka soo baxa Turkiga ee Fanatik ayaa baahiyay in kooxda Arsenal ay aqbashay dalab 3 milyan oo Ginni ah oo kooxda Fenerbahce ay ka soo gudbisay goolhayaha reer Colombia. David Ospina ayaa u duuli doona isbuuca dambe […]

June 8th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Maxey Wargeesyada isbaanishka Ka Qoreen Ku Guuleysiga Champions League Naafiga Real Madrid.

Hadaba waxaan isha soo marinay wargeysyada ugu waa weyn ee ka soo baxa Spain gaar ahaan wargeysyada fadhigoodu yahay Madrid iyo Barcelona iyo sida ay uga hadleen guushii Champions League ee Real Madrid. Si la iska fahmi karo jariirada Marca ayaa u dabaaldegtay guusha Real Madrid waxaana ay bogooda hore ku xardheen sawirada xiddigaha Real […]

June 4th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Ramos oo u jawaabay Dani Alves kadib mugdigii uu galiyay koobkii 1998

Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa ka jawaabay hadalkii ka soo yeeray daafaca Juventus ee Dani Alves. Daafaca reer Brazil ayaa ku eedeeyay Real Madrid inay gool garab dhaaf ah ku qaaday koobkii 1998 markaas oo 1-0 ay uga adkaadeen Juventus Final-kii Champions League. Balse Ramos ayaa sheegay in shaqsi walba uu leeyahay […]

June 3rd, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented