Home » Faallo You are browsing entries filed in “Faallo”

Barmuudo.com Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa Soomaaliya 2016 ……………….

Maanta waa maalinta koowaad ee sanadka cusub ee 2017-ka, qof weliba sanadkii tagay wax ayuu ku xasuustaa, waxaase muhiim ah in sanadkan cusub qof weliba ku qaabilo kana fakiro sidii uu hormarin lahaa naftiisa, dalkiisa iyo diintiisa. Hadaba, Xusuusta gaarka ah ka sokow, waxaa jira xusuus guud oo ah dhacdooyinkii dalka ka dhacay 2016-ka, taas […]

January 1st, 2017 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Barmuudo.com Faallo: Muxuu ku soo kordhiyey Madaxweyne Xasan Shiikh Mudadii uu xilka hayey ?

Madaxweynaha dowlada federaalka Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo hadda ay ka dhamaatay afar sano oo uu dalka soo maamulayey ayaa ka mid ah musharaxiinta u taagan doorashada Madaxweynaha isagoo doonaya inuu dalka sii maamulo afarta sano ee socota. Xasan Shiikh ayaa markii uu isku soo taagayey sanadkii 2012-kii doorashada Madaxweynaha waxaa uu ka dhawaajiyey inuu […]

December 31st, 2016 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

XASUUQA AADANAHA, MISE XUQUUQDA AADANAHA!!?

Guud ahaan caalamka waxaa sanadkasta bisha 11-aad 25 keed laga muujiyaa xuska maalmaha loogu tallagalay yareeynta ama joojinta tacadiyada ka dhan ah bani’aadamka, siiba dumarka & cauurta, iyadoo 10 bisha Disembar loo sameeyo munaasabad weyn oo lagu soo gaba gabeeynayo maalmahaas loogu magac daray (16 days activism) Hadaba maxay tahay dhowrista xuquuqda aadanaha?  Xuquuqda aadanuhu […]

December 13th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Faallo,Wararka | Read More »

Qooto Qooto (Hees dad badan ka yaabisay, W/Q: Yusuf Garad)

Heesta Qooto Qooto waa sarbeeb Banaaddiri ah oo sarreysa. Waa sarbeeb haddana erayadeeda qaarkood waa ay qayaxan yihiin. Beryahaan waxay dhex wareegeysaa dhallinyarada oo hees ahaan u jecleystay iyo dad aan qaarkood heesaha sidaa u dhegeysan laakiin uu macnaheedu taabtay. Arrimaha ay heestu ka hadleyso waxaa ka mid ah nooc qurbo-joog ah, nooc kale oo […]

August 7th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Faallo,Wararka | Read More »

Barmuudo.com Hadii aad Duurjoog ka tahay Dadka yaa masuul ah(Faalo)

Qof Walba oo masuul ah waxa uu masuul ka yahay dalkiisa iyo dadkiisa loogana baahan yahay in uu si cadaalad ah ugu shaqeeyo balantii iyo dhaartii uu u maray u shaqeynta dadkiisa iyo dalkiisana uu ka run sheego. Somaaliya ayaa mudo ka badan 25 Sano ku jirta dagaalo sokeeye kuwaas oo ka dhashay dhimashada dad […]

March 24th, 2016 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Barmuudo.com Faallo:”Been fakatay Run Magaarto………………………..?

Madaxweyne kasta oo yimaaada maalin ay ahaataba waa la badalayaa, sida caadada ah ma jiryo Madaxweyne iska taagnaanaya oo abid isaga jooga  kursiga madaxtinimada, shalay Madaxweynayaashii joogay maanta midna laguma arko masraxa siyaasada, isbadal ayaa mar walba imaanaya, hogaamiye kasta oo la jeclaa haddii uu la yimaado wanag iyo horumar  cadaalad , isbadal sidii loogu sameyn […]

January 27th, 2016 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Barmuudo.com shaqsiga ugu saameynta badnaa SANNADKA 2015ka oo Noqday Xil. Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow……..

31 DEC 2015 – Shabakada Barmuudo.com oo kamid ah Shabakada Soomaaliyeed ee sida weyn loo akhristo isla markaana aad u falan-qeysa waxyaabaha hoose ee Warbaahinta caadiga ah aysan soo bandhigin ee ku gadaaman ama ka hooseeya wararka caadiga ah ee Saxaafada tabiso sida Xogaha qarsoon ee Saxaafada kale ka cabsata ayaa sannad kasta waxa ay bixisaa […]

January 27th, 2016 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Barmuudo.com Xeerka Saxaafadda: Yaa ah Wariye?…………….

Qodobka 35aad farqaddiisa 1aad ee Xeerka Saxaafadda(2016) ayaa u qoran “Saxafi waxaa noqon kara qof kasta oo leh aqoon jaamacad saxaafadeed, kana gudbay imtixaanka saxafiga laguna qoray diiwaanka saxaafadda sida ku cad qodobka 18aad ee xeerkaan”. Ururrada saxaafadda, wariyeyaasha, qaar ka mid ah hay’adaha taageera warbaahinta iyo dad kale ayaa soo jeedinaya dood ah in […]

January 13th, 2016 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Barmuudo.com Jowhar waa magaalo ceynkee ah ……………………….?

  Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe  waxaa lagu wadaa in dhawaan uu ka furmo shirka maamul u sameynta gobollada Sh/dhexe iyo Hiiraan sida ay shaaciyeen madaxda dowladda Federaalka.  Waxaa magaalada booqday Wasiirka Arimaha Gudaha iyo wafdi uu hogaaminayo waxana la filayaa in dhawaan Jowhar ay tagaan Madaxda sare ee Dowladda Federaalka,.Hadaba qormadan hoose  waxaan […]

December 29th, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Barmuudo.con fallo: Halkuu Ku Dambeeyaa Mashruucii Aada Dugsiyada.?

Mashruuca Aadan Dugsiyada ee ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhaawacdey ayaa sannad jirsaday kaddib markii 60,000 oo ardey Soomaaliyeed  iyo dhallinyaro loo diray dugsiyada waxbarashada dalka si ay aqoontooda ukoror sadaan. Mashruucan oo ah mid socon doona muddo seddex sanno isla markaana lacag la’aan ah  ayaa lagu doonayaa in ay waxbarashada aadaan 1 Milyan oo […]

December 27th, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented