Home » Faallo You are browsing entries filed in “Faallo”

Barmuudo.com Faallo : 95-Guurada Geeridii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan (Taariikh Kooban).

Maanta Oo kale 21kii Bishii December, Sanadkii 1920kii waa Maalintii uu Geeriyooday Geesigii Soomaaliyeed Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, 95 sano kadib dadka ma xasuustaan Sayid Maxamed Cabduule Xasan. Taariikh Nololeedka Sayidka: Sayidka waxaa uu noolaa mudadii u dhaxeysay(1856-1920), waxaa uu ahaa Hogaamiyhii Darwiish, lana dagaalamay gumaystayaashii Ingiriika, Talyaaniga iyo Xabashida, isagoo kula dagaalay dhulka looga […]

December 21st, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

5 Faa’ido oo Laga Helayo Cunista Looska…………………..

Looska waxaa laga helayaa Vitamin E, waxaa uu daawo u yahay Finanka Wajiga ka soo baxo, Finanka Maqaarka, cunista Looska waxaa uu jirka ka helayaa Vitamin E oo ku roon arimaha aan soo sheegnay. Looska waxaa uu ka hortagaa Duqnimada iyo Wahsiga: Waxaa la ogaaday in Looska uu ka hortago Gabowga iyo wahsiga, waxaa uu […]

October 9th, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Barmuudo.com MOOTO BAJAAJ SIDA HALOO DHAAMO(Faallo Xiiso Leh)

Markaad marto Xiliyada Shaqada Maalin walba Wadada dheer ee Maka Al-Mukarama gaar ahaan Isgoysyada muhiimka u ah isu socodka Dadka iyo Gaadiidka sida Isgoyska Shaqaalaha, KM4, KM5 (Zope) Via Laiberia, Afisione, Umplatorio Ceel-Gaab iyo Wadooyin kaleba waxaa khadyaan kala taagan Ciidamada Dowlada Hoose ee Xamar (Municipio) iyo Wadayaasha Mootooyinka Bajaajka, Su’aashu waxay tahay maxay isku […]

October 2nd, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Barmuudo.com Talleefan GLAXY ah oo sabab u noqday in ay kala go,aan Rag saaxiibo ceesho milix ahaa!!!. !!.(Dhacdo Xaqiiqo ah)

  Horaa waxaa loo yiri “Nimcokastaahi naaquskeedda ayeey leedahay” hadaba isbuucii ina soo dhaafay ayaa Degmada Hodan waxaa ka dhacday arin lama fillaan ah taasoo dad badan sida ay wax u dhaceen aad uga xumaaday. Maadaama rag muddo dheer asxaab ahaa si lama fillaan u kala go,ay. Sida aan la wada socono waxaa waayahan danbe […]

September 17th, 2015 | Posted in Arimaha Bulshada,Faallo,Wararka | Read More »

Barmuudo.com Ra’izul Wasaare Cumaroow Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)!!

Dhowr Qof oo ka mid ah Bulshada Soomaaliyeed oo isugu yimid Goob Shaaha laga Cabo ayaa mid ka mid ah waxaa uu la soo boodey “ Walaalayaal Wasiirada Xukuumadda Cumar Cabdirashiid ma laha miyaa Wasaarado ay ku shaqeeyaan” intii kale ayaa Warka Saaxiibkood ka soo yeerey la yaabey oo yiri “Maxay Wasaarado u lahaan waayeen” […]

September 12th, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Faallo:”Been fakatay Run Magaarto………………………..?

    Madaxweyne kasta oo yimaaada maalin ay ahaataba waa la badalayaa, sida caadada ah ma jiryo Madaxweyne iska taagnaanaya oo abid isaga jooga  kursiga madaxtinimada, shalay Madaxweynayaashii joogay maanta midna laguma arko masraxa siyaasada, isbadal ayaa mar walba imaanaya, hogaamiye kasta oo la jeclaa haddii uu la yimaado wanag iyo horumar  cadaalad , isbadal sidii […]

September 3rd, 2015 | Posted in Arimaha Bulshada,Faallo,Wararka | Read More »

Faallo : Waa sidee xaalada ay ku shaqeeyaan suxufiyiinta soomaaliyeed xiligaan la joogo”?

  Suxufiyiinta waa kuwa u shaqeeya bulshada qeebaheeda kala duwan iyo tan caalamka ee ay kunool yihiin isla markaana waa kuwa kahadla xaqiiqda dhabta ah suxufiga had iyo jeer wuxuu utaagan yahay bulshadiisa in uu usoo bandhigo warar qodobeysan oo ku saabsan xaqiiqda runta ee jirta. Waayo xuxufiga waa shaqsiga isku xira bulshada qeebaheeda kala […]

August 23rd, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Madaxweyne Xasan oo goordhow ka hor imaaday Mooshinka ay ka gudbiyeen Xildhibaanada

Barmuudo News:- Madaxweynaha dalkaXasan Sheekh Maxamuud, oo shir Jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada dalka ayaa ka hadlay Mooshinka ay maalinimadii shalay ka gudbiyeen Xildhibaanada Baarlamaanka. Madaxweynaha ayaa si adag uga hadlay Mooshinka, waxa uuna dhaliil culus u jeediyay Xildhibaanada Baarlamaanka oo uu ku tilmaamay kuwo qaarkood dalka duminaaya. Madaxweynaha ayaa cadeeyay inuu soo dhaweynaayo fekerka Xildhibaanada, […]

August 13th, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Warbixin Xasaasi Ah:- Aqriso Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Xasan sheekh oo loo gudbiyay gudoonka Baarlamaanka

Barmuudo News:- Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Gudoonka Baarlamaanka u gudbiyay Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Xildhibaanada ayaa gudoonka u gudbiyay warqado ay ku dalbanayaan in Madaxweynaha xilka laga qaado, iyaga oo sheegay inay kalsoonida kala laabteen Madaxweynaha. Gudoomiyaha ayaa qabtay mooshinka asaga oo xildhibaanadana siiyay warqadii […]

August 13th, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud oo ka qayb galey Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka ee 12 Augusto (Sawirro)

Barmuudo News:- Munaasabad lagu Xusayey Maalinta Dhalinyarada Aduunka 12-ka Augusto 2015 ayaa  lagu qabtey Xaruntaas  Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha  waxaana ka soo qayb galey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud  Xildhibaano, Wasiiro, Agaasimayaal, Dhalinyaro, Haween iyo Marti sharaf kale iyadoo inta aysan Bilaaban Munaasabadaas waxaa Madaxda Qaranka ay daawadeen Bandhig Faneed ay soo abaabushey Kooxda […]

August 12th, 2015 | Posted in Arimaha Bulshada,Faallo,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented