Home » Gargaarka You are browsing entries filed in “Gargaarka”

W. Caafimaadka Oo Beeniyay In Ciidan Loo soo Waday Somalia Laga Helay Ebola

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya, Cali Maxamed Maxamuud (Cali Xareed) oo maanta wareysi gaar ah siiyay HOL ayaa beeniyay in ciidamo Soomaaliya loosoo waday oo ka imaan lahaa dalka Sierra Leone mid ka mid ah laga helay cudurka Ebola, iyadoo Sierra Leone ay ka mid yahay waddamada uu cudurkan aafeeyay. Mudane Cali Xareed ayaa hoosta-ka-xariiqay inaysan jirin […]

July 26th, 2015 | Posted in Gargaarka | Read More »

Dhageyso: Warbixin ka hadleysa nolosha dhabta ee Qaxootiga Yemen ee ku sugan Soomaaliy..

Soomaliya ayaa sanadkaan aan ku jirno waxay marti galisay Qoxooti badan oo u dhashay dalka Yeman oo ay Dagalada kasocdaan dagaalo sokeeye. Qoxootiga ayaa inta badan waxay so gaareen Deeganada dhaca Xeebaha Mamulada Somaliland iyo Puntland Halkaas ayaana Looga sameyay Dib u Dajin. Waxa jirta Qoxooti kale oo uu dhashay Yeman oo So gaaray Horanti […]

June 16th, 2015 | Posted in Arimaha Bulshada,Faallo,Gargaarka,Wararka | Read More »

DAAWO: Rikooradii ugu muhiimsanaa kulamadii todobadkan ka dhacay Primer League

Kulamadii 29 aad ee Primer League ayaa la ciyaaray waxaana kasoo baxay rikooro muhiim ah, Halkaan ka dawo rikooradii ugu muhiimsanaa kulamadi ugu dambeeyay ee dhacay. > Mata aya dhaliyay 7 gool 9 kisii isku day ee ugu dambeeyay Premier League uu ka sameeyay xagagan. > Joey Barton ayaa dhamestay kulan katirsan Pl isagoon qaadan […]

March 23rd, 2015 | Posted in Gargaarka | Read More »

Qaramada Midoobay oo shaacisay inay u gurmaneyso dadka ay saameeyeen abaaraha ku dhuftay Soomaaliya

Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday inay u gurmaneyso dadka ku dhaqan gobolada Soomaaliya ee ay abaaraha ku dhufteen, waxayna sheegtay in gurmadkaasi uu ka dambeeyay kaddib markii ay sii kordheen dadka waxyeelada ka soo gaareyso xaaladda abaaraha ee ka jira dalka Soomaaliya. Wakiilka arrimaha bani’aadamnimada u qaabilsan dalka Soomaaliya Philip Lazzarani oo shir jaraa’id ku […]

September 2nd, 2014 | Posted in Gargaarka,Wararka | Read More »

Fadlan U Gargaar Saddax Walaala ah oo Waqti isku dhow indha Beelay

Axmed-Nuur iyo Shaafi waa Mataano. Axmed-Nuur wuxuu la’ayahay lug waana Qoys ku soo Barakacay Mugdisho. Falxado waxay joogtaa wali Degaankoodii. Markii uu xanuunka Indhaha uuku bilowday waxaa la keenay Mugdisho. Kadib markii la Daweeyey dib ayaa loogu celiyey Degaankeedii. Laakiin mar labaad ayey si toos ah u indha Beeshay. Habeen Habeenada kamid ah ayey waxay […]

August 24th, 2014 | Posted in Gargaarka,Wararka | Read More »

Cuuryaamiin ku nool Magaalada Muqdisho oo loo Qaybiyay Baaskiilada naafada + Sawirro

Qaar ka mid ah cuyaamiinta ku nool magaalada Muqdisho ayaa loo qaybiyay Khamiistii shalay ahayd kuraasta ay curyaamiinta ku socdaan oo ay ku deeqeen dad Soomaaliyeed oo musxiniin ah oo ku nool dalka Mareykanka gaar ahaan Maxamed Abshir oo madax ka ah

June 28th, 2014 | Posted in Gargaarka,Wararka | Read More »

Naafada Soomaaliyeed oo loo sameynayo sanduuq dhaqaale loogu ururiyo

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilowday olole lagu taageerayo naafadda Soomaaliyeed, iyadoo shaaca ka qaaday inay naafada u sameyneyso sharciyo gaar ah oo ay iska kaashanayaan wakiilo ka socda Dowladda Federaalka iyo guddi ka tirsan naafadda Soomaaliya. Wasiirka arrimaha bulshada Aweys Sheekh Xadaad ayaa ka warbixiyay shirar iyo kulamo dhex marayay Dowladda Federaalka iyo naafada Soomaaliya, […]

May 23rd, 2014 | Posted in Gargaarka,Wararka | Read More »

Fadlan caawi hooyo 70-jir ah oo ku xanuunsaneysa Muqdisho + Sawirro

Hooyo Soomaaliyeed oo magaceeda lagu soo gaabiyay Faadumo laguna naaneeso (Qaliif) da’deeduna 70-jir ayaa magaalada Muqdisho waxaa ku heysta xaalad caafimaad darro oo aad u liidata, iyadoo aanay hooyo Faadumo laheen caruur iyo ehel u gurmada wax ka qabashada caafimaadkeeda. Hooyo Faadumo ayaa xanuunka ay lail daran tahay waxa uu yahay nabar uga soo baxay […]

April 1st, 2014 | Posted in Gargaarka,Wararka | Read More »

Qoysaskii ka barakacay dagaalada Sh/hoose oo xaaladooda nololeed laga deyrinayo

In ka badan 4-Kun qoys oo isugu jira waayeel, dad danyar ah, caruur iyo haween ayaa ka barakacay degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose oo u dhaxeysa degmada Qoryooley iyo degmada Marka kuwaasi oo xaaladooda nololeed ay tahay mid aad u liidata. Qoysaskaan oo ka barakacay dagaalada u dhaxeeya ciidamada is garabsanaya iyo dagaalyahanada ururka Al-Shabaab […]

March 31st, 2014 | Posted in Gargaarka,Wararka | Read More »

Dowladda Imaaraadka Carab oo Dalkeeda u Qaadey Bukaan Soomaaliyeed oo Dalka Wax looga Qaban Waayey + Sawirro

Maanta oo ay Taariikdu tahay 03/03/2014 waxaa magaalada Muqdisho laga Dhoofiyey mid ka mid ah bukaanada Soomaaliyeed oo ku jirey Xaalad Koomo ama Miyir la,aan ah ka dib markii ay xabad kaga dhacdey madaxa ,waxaana loo qaadey Dalka Imaaraadka Carabta . Daweynta iyo qaadista bukaankan ayaa waxaa dhabarka u ritay dowladda Imaaraadka Carabta ka dib […]

March 3rd, 2014 | Posted in Gargaarka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented