Home » Gargaarka You are browsing entries filed in “Gargaarka”

Weriye dhawaan ku dhaawacmay qarax ka dhacay Muqdisho oo deeq lacageed la gaarsiiyay

Deeq lacageed  oo ay iska soo ururriyeen suxufiyiin Soomaaiyeed ayaa maanta la gaarsiiyaay Axmed Siciid oo ku jira Isbitaalka Kaysanay, ayadoo ay halkaasi ku booqdeen mas’uuliyiin ka socotay xafiiska madaxtooyada Qaranka iyo Wasaaradda Warfaafinta. Wariye Axmed Saciid Axmed oo 21-kii bishii tegtay ku dhaawacmay qarax ka dhacay Muqdisho ayaa mas’uuliyiinta booqatay waxaa ka mid ah […]

March 1st, 2014 | Posted in Gargaarka,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented