Home » Photo News You are browsing entries filed in “Photo News”

Drs Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim oo ku dhawaaqday in ay tahay musharax u taagan xilka xildhibaanada baarlamaanka cusub

Shirku wuxuu ku saabsanaay taageero ay beesha Cabdalle Sebti siinayeen musharraxnimada xildhibaan Maryam Cariif Qaasim oo mar kale u tartameysa kursig beesha ay ku leedahay Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya. Beesha oo iskugu jirta odayaal dhaqameedyo, ururka haweenka, ururka dhallinyarada, ganacsato, siyaasiyiin, bulshada rayidka ah waxay si buuxda u soo dhoweeyeen codsiga xildhibaanadoodi hore oo mar […]

September 6th, 2016 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Wargeysyada England Maanta Oo Sabti Ah Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda

Tababaraha cusub ee Manchester City Pep Guardiola ayaa soo jeediyey inuu shaki ku jiro mustaqbalka goolhaye Joe Hart, wuxuuse sheegay in mustaqbalka 29 sanno jirkaan reer England lagu go’aansan doono shardi ku xiran qaab ciyaareedkiisa. (The Guardian). Guardiola ayaa soo xulan doona 34 sanno jirka reer Argentina Willy Caballero kaasoo ciyaari doona kulanka ay Sabtida […]

August 13th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Ciyaaraha,Photo News | Read More »

Hull City Oo Guuldaradii Ugu Horeysay Xili Ciyaareedka Cusub Gaarsiisay Kooxda Difaacaneysa EPL-ka Ee Leicester City

Kooxda heerka labaad kaso dalacday ee Hull City ayaa guul ku bilowday xili ciyaareedka cusub iyadoo difaacdayaasha ay ku bilowdeen guuldaro, waana markii ugu horeysay oo koox difaacaneysa EPL-ka ay guuldaro ku bilowdo. Robert Snodgrass ayaa gool qurux badan ku quusiyay Leicester City oo iska soo guday gool dhamaadkii qeybta hore hogaanka looga qabtay, goolka […]

August 13th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Ciyaaraha,Photo News | Read More »

Uganda oo laga codsaday in ay gacan ka geystaan Sugida Amniga Doorashooyinka Soomaaliya

Ciidamada Booliska Uganda ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM ee Somalia ayey dowladda Somalia ka codsatay in ay qayb weyn ka qaataan sugida dhinaca Amniga xilliga doorashooyinka dalka. Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska  AMISOM ,Christine Alalo ayaa sheegay in ciidamadooda Booliska ay inta badan laamaha Ammaanka ee Dowladda Somalia ka gacan siiyaan dhinaca Amniga  isagoo […]

August 13th, 2016 | Posted in Photo News,Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

7 Haween ah oo lagu Kufsaday Kismaayo

Dhacdooyin laga naxo ayaa laga soo sheegayaa inay ka dhaceen Magaalada Kismaayo Ee Gobolka Jubada Hoose waxaana saacado is xig xigay ay arimahaasi dhaceen. Ciidanka Maamulka Jubbaland ayaa lagu Eedeeyey inay 7 Haween ah oo Qaarkood Carruur Leeyihin kufsi ugeysteen Xalay iyadoo qaarkood dhaga adeeg isku dayeyna la dhibaateeyey. HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA […]

August 13th, 2016 | Posted in Photo News,Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

DEG DEG: Shah Rukh khan oo Mareykanka lagu xiray

Xidigga aflaanta Shah Rukh Khan ayaa sheegay in uu ka xunyahay in saraakiisha garoonka caalamiha ah ee Los Angeles ee dalaka Maraykanku ay “xireen”. Ma cadda sababta Khan loo xiray iyo inta uu xirnaa midna. Safiirka Maraykanka ee dalka Hindiya ayaa raaligalin ka bixiyay xiritaanka wuxuuna sheegay in xukuumaddu ka shaqaynayso si aysan mardambe u […]

August 12th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Photo News,Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Daawo:sawirada dufcadii kowaad ee arday dugsiyada hoose dhaxe iyo sare ee NATIONAL

August 12th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Ciyaaraha,Photo News,Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo furay shirka mdasha wadatashiga Qaran

barmuudo.com_Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka madasha wadatashiga Qaranka oo ah kii ugu dambeeyay shirar ka dhacayay dalkeena Soomaaliya. Shirkan waxaa ka qeybgalaya madaxda maamulgoboleedyada dalka ka jira iyo madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana looga arrinsanayaa arrimo la xiriira dhameystirka hannaanka doorashooyinka dhawaan ka dhici doona dalka.

August 3rd, 2016 | Posted in Photo News,Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Xubno ka tirsan Beelaha Mudolood &Hari daarood oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Nairobi

Kulan Balaaran oo ay yeesheen Beelaha Mudulood iyo Harti darood ayaa ka dhacay magaaladda Nairopi ee wadankaasi keenya,ayna ka qeey  galeen Siyaasiyiin, Waxgarad, Nabadoono, Aqonyahanno Saraakiil iyo Ganacsato iyo Xubno kale ayaa lagu qabtaya Hoteelka New sitiil ee magaaladda Nairopi. Kulankaasi ayaa looga hadlay qodobo muhiim ah eek u aadan xiriirka Soo jireenka ah ee […]

July 24th, 2016 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

Kulanka Golaha Wasiirada oo maanta lagu ansixiyay siyaasada naafada qaranka (Sawirro)

Xubnaha golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyada oo looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen Siyaasada Dowladda ee Naafada Qaranka, qorshe ku aadan horumarinta dalxiiska oo ay soo gudbisay Wasaaradda Warfaafinta iyo Dalxiiska iyo qodobo […]

October 8th, 2015 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented