Home » Photo News You are browsing entries filed in “Photo News”

Golaha Wasiirada oo maanta kulan ka yeeshay arrimaha Qaxootiga iyo Amniga + Sawirro

Shirkii Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, waxana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib, shirka ayaa waxaa looga hadlay Amniga, arrimaha qaxootiga iyo ansixinta Hindise Sharciyeedka ka hortaga been xalaasashada sharci darada ah. Ugu horayntii Wasiirka Gaashaandhiga Cabdulqaadir Sheikh Cali Diini ayaa ka warbixiyey […]

May 27th, 2015 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

Daawo Sawirada: Madaxweynaha oo xiran tuutaha ciidanka oo fagaare kula hadlaya ciidamo

Isaga oo xiran tuutaha ciidamada Milateriga Soomaaliya ayuu meel fagaaro ah kula hadlay ciidan qaarkood aan xirneyn tuutaha ciidamada Milateriga oo habkooda ay u eeg yihiin Maleeshiyo. Madaxweynaha si uu u dhiirageliyo ciidamadaasi oo dhibaatooyin kala kulmay dagalada Shabaabka ayaa wuxuu darajooyin min hal ah dalacsiiyay ciidanka. Waxa uu u sheegay in Dowladda Soomaaliya ay […]

May 27th, 2015 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

Soomaalida K/Afrika Oo Isha Ku Haysa Bandhig-faneedka Fanaanadda FARTUUN CUMAR (Goormee & Goobtee ?)

Mid ka mid ah Fanaaniinta Gabdhaha Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan uguna codka macaan, ayaa la filayaa in bandhig-faneed ka duwanaan doona kuwii hore loo arki jiray ku qabato dalka Koonfur Afrika. Fanaanadda codka halaasiga leh ee Fartuun Cumar, oo socdaal rasmi ah iminka ku joogta Magaalada ganacsiga ku caanka ah ee Johannesburg, ayaa iyadoo ay […]

April 1st, 2015 | Posted in Arimaha Bulshada,Photo News,VIDEO,Wararka | Read More »

Madaxweynaha oo la kulmey wakiillada dadka naafada + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wakiillo ka socda una ololeeya sugidda xuquuqda dadka naafada ah. Xubnahaas oo isugu jiray aqoonyahanno iyo shaqaale hey’ado kala duwan, waxay Madaxweynaha u soo bandhigeen baahida sharci ee loo qabo in Dastuurku uu damaanad qaado xuquuqda dadka naafada ah. Wakiilladu waxaa […]

March 23rd, 2015 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

Shirka looga hadlay Hiigsiga 2016-ka oo lagu qabtay Minneapolis (SAWIRRO)

Shir ay isugu yamaadeen aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ka kala yimid gobollada dalka Maraykanka ayaa shalay ugu soo xirmay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Shirkan oo laba maalmood socday ayaa loogu magac-daray “Gurmad Conference: The Quest for Somali-led processes for 2016 & beyond). Shirka ayaa ku saabsanaa sidii loo heli lahaa hannaanka siyaasadeed iyo sharci ee […]

March 23rd, 2015 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomey danjiraha cusub ee Norway

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomey danjiraha cusub ee Boqortooyada Norway u fadhin doona Soomaalya Mr. Victor Conrad Rønneberg. Madaxweynaha ayaa Boqortooyada Norway uga mahadceliyey talaabada ay danjirahan cusub ugu soo magacawdey Soomaaliya , oo uu sheegay inay sii xoojin doonto xiriirka labada dal. “Aad ban kugu […]

March 19th, 2015 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

Safaaradda Soomaaliya ee UAE oo ka warbixisay dhaawacyada qaraxii Hotel Central + Sawirro

Safaaradda Jamhuuriyadda Fadralka Soomaaliya ee Wadan isutagga Imaaraadka Carabta Waxa ay ugu mahadcelineeysaa Dawladda walaalaha nahay ee Dalka Imaaraadka Carabta gurmadkii Bani adamnimo oo ay u sameeyeen Dadkii ku dhaawacmey Qaraxii ka dhacay Hotel Central ee Magaalada Moqdisho kuwaasoo gaareeyay ilaa iyo 12 qof oo qaar kood xaaladoodii caafimaad aad u liidatey. Danjiraha u fadhiya […]

March 3rd, 2015 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

Munaasabad Si Heer Sara Ah loo Soo Agaasimay oo ay ka qeyb Galeeyn Madax ka Tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ka Dhacay Degmada Howl Wadaag Sawirro

Barmuudo News:- Waxaa Xalay Degmada Howl-Wadaag ee Gobolka Banaadir lagu qabtay Munaasabad balaaran oo lagu maamuusayay Nabada iyo Hormarka Caasimada Muqdisho sidoo kale lagu soo dhaweenayay Guulaha ay Ciidamada Dowlada ka gaareen Howlgalada ay kawadaan Gobolada Dalka. Munaasabada oo aheed mid aad u balaaran waxaa kasoo qeyb galay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ,Kuxigeenkiisa Dhinaca Maamulka iyo […]

October 9th, 2014 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

Daawo Sawirada:- R/Wasaaraha Soomaaliya oo si Aan Caadi aheyn loogu soo Dhaweeyay Magaalada Baydhabo

Barmuudo News:- Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Baydhabo shir weynaha dib u heshiisiinta shacabka ku dhaqan gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliyeed. Munaasabadda furitaanka Shir weynaha dib u heshiisiinta gobollada Koonfur Galbeed waxaa kala qeybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Mudane C/weli Sheekh Axmed […]

September 14th, 2014 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

Degmada Hodon oo ka dhacay kulan dhallinyaro, loogana hadlay arrimo muhiim ah + Sawirro

Urur ka shaqeeya arrimaha dhallinyarada oo hoos taga Maamulka Gobolka Banaadir ayaa degmada Hodon ku qabtay kulan ay ka soo qeyb galeen boqolaal dhallinyarada oo degmadaasi ka socotay, waxaana kulanka sidoo kale ka soo qeyb galay madax ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir, aqoonyahano, haween iyo xubno ka tirsan bulshada qeybaheeda kala duwan. Guddoomiyaha ururka Dhallinyarada […]

September 9th, 2014 | Posted in Photo News,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented