Home » VIDEO You are browsing entries filed in “VIDEO”

Madaxweynaha Oo Si Rasmi U shaaciyay Xiliga Ugu Horeeya ee Xildhibaanadda Cusub Ay Kulmayaan

Madaxweyne Xasan Sheekha Maxamuud ayaa ka hadlay arrimo la xiriira xildhibaanada cusub ee lagu soo doortay Magaalada Muqdisho iyo Magaalooyinka Maamul Goboleedyada Dalka. Waxa uu sheegay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 10-aad kulankooda ugu horeeya in ay yeelan doonaan 15-ka Bishan December oo ku beegan Khamiista soo socota. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa […]

December 13th, 2016 | Posted in VIDEO,Wararka Caalamka | Read More »

Daawo: Beesha Reer AwQudub oo qeyla dhaan soo saartay kaddib markii Suldaankoodii mid been abuur ah lagu bedelay

Odayaasha, Culama Udiinka, iyo dhallin yarada Beesha Reer AwQudub oo shir balaran ku yeshay magaalada Muqdisho aya si adag uga hor yimid qorshaha Abdirhamaan Kulmiye oo loo yaqaanno Abdirahmaan Dheere, Faarax Cabdiqaadir iyo Xasan Sheikh iska kaashadeen oo beesha AwQudub Suldaankoodii soo jireenka ahaa looga tiray liiska suldaamada soo xuli doona ergada dooranaysa Xildhibaannada Barlamaanka […]

July 23rd, 2016 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

Daawo :-Gabar Soomali ah oo Xili Waliba Nin jini ah U Galmoodo oo Culimada Soomaliyed Weydiisay Sida Iska Celin Karto ?

Gabar Soomaliyed oo Aan Sheegi halka ay ku nooshahay ayaa sheegtay in uu u galmoodo NIn Jini ah islamarkaasin ay dareento xilliga uu u galmoonayo islamarkaasina hurdo lagu soo tuuro. Gabadhaan oo Su’aalo weydiisay SH.Umal ayaa Sheegtay in Ninkeedii uu iloowsiiyay Jinkaasi Islamarkaasina waqti walba uu u yimaado xitaa hadii ay Suuqa ay Joogto , […]

July 13th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,VIDEO,Wararka | Read More »

Barmuudo.com Daawo Muuqaalka Madaxweyne Gaas”Waxaan u tanaasulnay Maslaxada Soomaali darteed”

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa faah faahin ka bixiyay sababta keentay in Puntland ay aqbasho nidaamka 4.5 iyo kulamadii 10-ka cisho socday ee ay la galeen Wafdi uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaaraha, kaasoo ugu dambeyn laga soo saaray heshiis qodobo badan ka kooban. Isagoo si toos ah shacabka reer Puntland ugala Hadlayay Telefishinka Puntland […]

April 6th, 2016 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Goordhow Furay Shirka New Deal-ka

Shirka Arimaha  Hiigsiga cusub ee 2016-ka, oo muqdisho ka furmay  waxana looga hadli doonaa arimo badan .sidookale  shirkaasi ayaa waxaa  ka qaybgalayaa  wakiilo kala duwan. Shirkan waxa si Wadajir ah u Guddoominaya Madxweynaha Xasan Sheekh  iyo Wakiilka Qaramada Midoobay  ee Soomaliya waxaa ka qeyb galaya Erga ka  badan  120 ruux oo ka kala socda Dowladda […]

July 29th, 2015 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

Faa-faahin Ka Soo Baxeysa Qaraxee Saakay Ka Degmada Shibis

Iyadoo Saakay Weerar ku biloowday Qarax Ismiidaamin ah lagu Weeraray Iskuul Shibis oo ku yaala isla Degmada Shibis kadibna uu Xigay Weerar Toos ah ayaa waxaa Faah-faahin ka bixiyay Wasaarada Amniga Gudaha Soomaaliya. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Maxamed Yuusuf Cismaan oo la hadlay Warbaahinta  ayaa sheegay in Weerarkaasi ay Fashiliyeen Laamaha Amaanka Soomaaliya islamarkaana Al-shabaab ay […]

June 21st, 2015 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

Hogaamiyaha Zulu oo ku baaqay Nabad Daawo qudbadii uu dadka ku kiciyey iyo tii Manta

hoggaamiye dhaqameedka Zulu  ayaa ka codsaday cawaanta uu xukumo  joojinta rabshadaha ka dhanka ah dadka ajnabiga ah ee dagay South Africa kuwaas oo bartilaameed ahaa tan iyo dhamaadkii March. Zwelithini ayaa maanta galinkii danbe ku la hadlay garoonka  Moses Mabhida stadium ee magaalada Durban, ilaa 6’000 oo cawaanta uu xukumo ah waxa uuna beenyey inuu qayb ka […]

April 21st, 2015 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

Soomaalida K/Afrika Oo Isha Ku Haysa Bandhig-faneedka Fanaanadda FARTUUN CUMAR (Goormee & Goobtee ?)

Mid ka mid ah Fanaaniinta Gabdhaha Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan uguna codka macaan, ayaa la filayaa in bandhig-faneed ka duwanaan doona kuwii hore loo arki jiray ku qabato dalka Koonfur Afrika. Fanaanadda codka halaasiga leh ee Fartuun Cumar, oo socdaal rasmi ah iminka ku joogta Magaalada ganacsiga ku caanka ah ee Johannesburg, ayaa iyadoo ay […]

April 1st, 2015 | Posted in Arimaha Bulshada,Photo News,VIDEO,Wararka | Read More »

DAAWO: Taagere Liverpool ah oo shalay ka bad badiyay roose Balotelli

Inta lagu guda jiray marxaladii xumeyd ee carada badneyd oo ay Manchester United kaga badiyeen Liverpool, Mario Balotelli ayaa ku dhawaaday inuu gacan u qaado daafaca Manchester United Chris Smalling ka dib markii labada ciyaaryahan ay ku loolameen kubadda.. weeraryahanka Talyaaniga ayaa inuu gacan qaad sameyo waxaa u didiay taagerayaasha Liverpool oo gacmaha si gadaale […]

March 23rd, 2015 | Posted in VIDEO | Read More »

Manchester United Oo Old Trafford Dhex Jiid-Jiiday Tottenham Oo Marti u Hayd Iyo Red Devils Oo Kaalmaha 3Aad Iyo 2Aad Culayska Soo Saartay Daawo macallinka man untd oo kahadlay guushii Nadigisa eey gaartay

   

March 15th, 2015 | Posted in Ciyaaraha,VIDEO | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented