Home » VIDEO You are browsing entries filed in “VIDEO”

DAAWO: Henderson oo gool dhaliyay midna baasay xalay “wiil cajiib ah

Liverpool ayaa xalay garaacday kooxda Burnley haddaba guusha ayaa ka saciday kooxdan inana wlai laga badin sanadkan 2015 ciyaaraha Primer League, haddaba halkaan ka dawo bandhigii xalay uu sameeyay Henderson oo gool dhaliyay midna cawiyay

March 5th, 2015 | Posted in Ciyaaraha,VIDEO | Read More »

DAAWO: Alexis Sanchez oo gool mucjiso ah ka dhaliyay xalay kooxda QPR

Arsenal ayaa xalay garaacday QPR iyadoo dhalsiay laba gool oo cajiib aheyd qeybta dambe ee ciyarata, haddaba halkaan ka daawo goolashii xalay Arsenal ay ka dhalisay QPR

March 5th, 2015 | Posted in Ciyaaraha,VIDEO | Read More »

DAAWO: Ashley Young oo gool lala yaabo u dhaliyay xalay kooxdiisa

kadib guushii xalay Manchester United waqti dambe ay ka gaartay Newcastle United ayaa waxaa taagerayaasha kooxdan ay hadda ku niyad sanyihiin inay kaoso qeyb gali karaan Champions LEague ugu yaraan, Haddaba halkaan ka daawo goolkii xalay Manchester ay ku badisay iyo sida uu ahaa

March 5th, 2015 | Posted in Ciyaaraha,VIDEO | Read More »

Daawo Muuqaal “Marwada Madaxweynaha Soomaaliya oo ka sheekeysay dagaalkii ugu dhibka iyo yaabka badnaa ee soo marey

Barmuudo News :- Marwada madaxweynaha Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxaa ay ka sheekeysay dagaalkii ugu dhibka iyo yaabka badnaa ee ku soo marey magaalada Muqdisho iyadoona sheegtayinay dagaaladaas ay ku geeriyoodeen qaar ka mid ah eheladeeda. Marwada madaxweynaha Soomaaliya marwa Sahra Xasan Cumar ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ka warantey qisadii ugu yaabka […]

September 11th, 2014 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

VIDEO: Hees cusub iyo fannaanada Shamso Shumey “Guur Hagaagay”

Fanaannadda Shamso Shumey ayaa soo saartay hees cusub oo ku saabsan lamaanayaal uu u hagaagay hamigoodii ay qorsheynayeen in muddo ah, kaasi oo soo maray heerar kala duwan oo murtida heesta Fannaanadda Shamso Shumey uga hadleyso sida ay lamaanayaasha u guranayaan mirihii ka dhashay wixii ay ku haminayeen. DHAGEYSO VIDEO:  

June 19th, 2014 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

Madaxweynaha Kenya oo iibsaday gawaarida aan xabadaha karin + VIDEO

Madaxweynaha Dowladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa iibsaday gawaarida aan xabadaha karin, isagoona gawaari fara badan oo aan xabadaha karin ku tegay fagaarayaasha dadweynaha ee dalka Kenya, daawo muuqaalkaan:-

June 2nd, 2014 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

Daawo dhacdooyinka xanuunka badan ee maalin kasta ay la kulmaan Weriyeyaasha Soomaalida

Iyadoo maanta ay ku beegan tahay 3-da May maalinta Saxaafadda madaxa bannaan ee adduunka, ayaa waxaan idiin soo gudbineynaa dhacdooyinka ugu xanuunka badan ee ay la kulmaan weriyeyaasha Soomaalida, halkaan hoose ka daawo:-  

May 3rd, 2014 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

VIDEO: Farxiya Kabayare: “Fariin muhiim ah ayaan u dirayaa fannaaniinta dalka ka maqan”

Fannaanada caanka ah ee Farxiya Kabayare oo si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, isla markaana habeen dambe show ka dhigeysa Hotelka City Place ayaa ka warbixisay ujeedka socdaalkeeda, waxayna sheegtay iny farriin u direyso fanaaniinta qurba joogta ah ee Soomaaliyeed inay dalkooda yimaadaan.   Daawo Video  

March 19th, 2014 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented