Home » Wararka Caalamka You are browsing entries filed in “Wararka Caalamka”

Mareykanka:- Qoraxda Oo Madoobaatay

BARMUUDO.COM:- sida ay baahinayaan Tv-yada waaweyn iyo wargeysyada caalamka waxa madoobaatay qoraxda dalka mareykanka oo ay watigan u tahay xilli galab ah.   Dadka muslimiinta ayaa Masaajodada dalkaasi mareykanka ka wada Alla tuug waxaana sidoo kale culamadu ay ku baaqeen in la tukado salaadda sunnada ah ee Alle lagu tuugayo.   Tvga Aljazeera ayaa baahiyay […]

August 22nd, 2017 | Posted in Wararka Caalamka | Read More »

Kudhawaad 10 Qof Oo Ku Dhimatay Weerar Ka Dhacay Dalka Filibiim

BARMUUDO.COM:- Inta la xaqiijiyay 9 qof ayaa ku dhimatay weerar ay kooxo hubeysan ay ku soo qaadeen saldhig ay leeyihiin militariga dalka Philibiim oo ku yaala duleedka caasimada dalkaasi Filibiim.   Booliiska ayaa xaqiijiyay in ragii weerarka soo qaaday ay ahaayeen 4 rag ah kuwaa oo goobta lagu toogtay waxa kale oo ay booliiska xaqiijiyeen […]

August 21st, 2017 | Posted in Wararka Caalamka | Read More »

MUSHARAX MIISAAN LEH OO CADEEYAY MOWQIFKIISA.

Iyadoo ay heerkii ugu danbeeyay ay mareyso ollolaha dooorashooyinka Soomaaliya, ayaa waxaa markii ugu horeeysay si toos ah saxaafada ula hadlay musharax C/llaahi Cali Axmed (CADOW CALI GEES) kaaso si rasmi ah u cadeeyay inuu qabo rajo wanaagsan uuna diyaar u yahay inuu sameeyo isbadal la taaban karo Cadoow ayaa beeniyay hadal maalin dhoweyd lagu […]

February 7th, 2017 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Madaxweynaha Oo Si Rasmi U shaaciyay Xiliga Ugu Horeeya ee Xildhibaanadda Cusub Ay Kulmayaan

Madaxweyne Xasan Sheekha Maxamuud ayaa ka hadlay arrimo la xiriira xildhibaanada cusub ee lagu soo doortay Magaalada Muqdisho iyo Magaalooyinka Maamul Goboleedyada Dalka. Waxa uu sheegay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 10-aad kulankooda ugu horeeya in ay yeelan doonaan 15-ka Bishan December oo ku beegan Khamiista soo socota. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa […]

December 13th, 2016 | Posted in VIDEO,Wararka Caalamka | Read More »

Daahir Amiin Jeesow oo Maanta lagu soo doortay magaalada Jowhar

Doorashada ka socota magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabale ayaa waxaa maanta lagu doortay Daahir Amiin jeesow oo horana uga mid ahaa xildhibaanadii waqtigoodu dhamaaday. Daahir Amiin Jeesow oo ka soo jeeda Beesha Gaaljacel ayaa 30 cod kaga guuleystay musharixii la tartamayay kaasoo helay 21 cod . Kursigaan oo muran ku jirey maalmihii ugu danbeeyay […]

December 6th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka Caalamka | Read More »

Shirweynihii Sedexaad ee Waxbarashada oo maanta Jowhar ka furmay;

Waxaa Maanta oo Axad ah ka furmay Magaalada Muqdisho shir weynahii Saddexaad ee dib u eegista wax barashada Soomaaliya sida aan ka soo xiganay raadiayaha Dowlada Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda wax barashada iyo Tacliinta sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, C/qaadir Cabdi Xaashi, oo daahfuray shirkan ayaa ku dheeraaday in ujeeddadu ay tahay sidii loo mideyn lahaa […]

December 4th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka Caalamka | Read More »

Ilaa Afar haweena oo maanta ku tartamaya Magaalada Jowhar & XIldhibaanad hore oo la quusiyay.(Sawiro)

Mid ka mid ah xildhibaanadii hore ee Baarlamaanka isla markaana hore u soo qabatay xil wasaaradeed Nadiifo Muxumad Cismaan ayaa loogaga guuleystey doorashada Aqalka Hoose ee maanta ka dhacday magaalada Jowhar xarunta maamulka Hirshabeelle. Afar haween ah ayaa ku tartantay kursigii ugu horeeyay ee beesha Baade Cade iyadoo ay ku guuleysatay Faadumo Faarax Ibraahin(Qamar).   […]

December 3rd, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka Caalamka | Read More »

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Muqdisho u yimid Arrimaha Doorashada.

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland C/xakiin  C/llaahi Xaaji Cumar Camey  iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Sidoo kale Wafdiga uu Hogaaminayo Madaxweyne Kuxigeenka Puntland ayaa Maanta isla Garoonka Aadan Cadde  kula kulmay  Xubno ka socda Beesha caalamka. Sidoo kale […]

December 3rd, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka Caalamka | Read More »

Wakiilka Midoowga Afrika oo maanta Booqasho ku yimid Magaalada Jowhar.

Wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaaliya Francisco Madeira ayaa maanta booqasho ku tegey magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka Hirshabeelle. Wafdiga uu hogaaminayay Wakiilka Midowga Afrika Madeira ayaa waxaa xafiiskiisa ay ku booqdeen Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble waxana ay ka wadahadleen arrimo ay ka mid ahaayeen ammaanka,horumarinta iyo arrimaha doorashooyinka. Madaxa AMISOM oo ka […]

December 1st, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka Caalamka | Read More »

Dadka reer Gambia oo Madaxweyne Dooranaya.

Dadka reer Gambia ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta doorashada madaxweyne, halkaasi oo madaxweynaha talada haya Yahya Jammeh oo xukunka hayey tan iyo sanaddii 1994-kii uu markii shanaad ordayo. Qiyaastii 880,000 oo reer Gambia ah ayaa sharci u leh inay ka codeeyaan in ka badan 1,400 oo goobaha codbixinta ah. Qofka doorashada ku guuleysta ayaa […]

December 1st, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka Caalamka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented