Home » Wararka Caalamka You are browsing entries filed in “Wararka Caalamka”

Drs. Mina Xasan Shibis oo ku guuleysatay Kursiga Aqalka Hoose ee Baarlamaanka.

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in doorashada kursiga Aqalka Hoose ee Beesha Galmaax ay ku guuleysatay Drs Mina Xasan Maxamed, kaddib markii ay heshay codad gaaraya 27 wareegii ugu horeeyay ee doorashada. Doorashada oo aheyd mid aad u adkeyd ayaa maalin ka hor u baaqatay is qab qabsiga iyo muran ka dhashay ergada. […]

December 1st, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka Caalamka | Read More »

Gudoomiyihii Degmada Jalalaqsi oo la dhaawacay maanta.

Wararka naga soo gaaraya Xadka kala qeybiya Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Goor dhaw Weerar lagu qaaday Kololnyo Gaadiid ah oo uu la socday Guddoomiyaha  Jalalaqsi Ee G/Hiiraan Maxamed Cabdulle Fiidow, waxaana Weerarka ku dhaawacmay Saddex Ruux oo Guddoomiye Fiidow uu ka mid yahay. Wafdiga Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi ayaa ka baxay Magaalada […]

December 1st, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka Caalamka | Read More »

Daawo Kuraasta Doorasahada Aqalka hoose ee maanta ka dhacday Magaalada Jowhar.(Sawiro)

Waxaa ka socota hoolka doorashada ee magaalada Jowhar cod bixinta doorashada Aqalka Hoose iyadoo maanta lagu soo dooranayo labo kursi. Kuraasta maana loo tartamayo ayaa ah waxaa ku tartamaysa 8 Musharax oo 2 kamid ah ay yihiin dumar. Afhayeenka Guddiga Doorashada Dadban ee Maamul Goboledka Hirshabeele Cismaan Maxamed Muqtaar(Baarey) ayaa sheegay in muddo saddex cisho […]

November 28th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka Caalamka | Read More »

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo magacaabay Xubnaha u tartamaua Aqalka sare.

Waraka ka imaanaya Magaalaa Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa shegaya in goor dhaw lagu dhawaaqay liiska magacyada musharaxiinta Aqalka sare ee Maamulka Hirshabeelle u matalaya dowlada dhexe ee soomaaliya. Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa muddo ku  mashquulsanaa sida uu usoo saari lahaa xubnahan musharaxiinta aqalka sare ee yelanayo maamulka Hirshabeelle, Dadka la […]

November 4th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Boqorka Sacuudiga Oo Dowlada Ssomaliya Ugu Hambalyeeyay 21 Ka october oo Ah Maalinta Kacaanka

Barmuudo.com/ Boqorka Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Binu C/casiis ayaa dowladda Soomaaliya u soo diray hambalyo  ku aadan 21-ka October, iyadoo boqortoyada Sacudi Carabiya ay u haysato 21ka Oktoobar maalinta qaranimada dalka Soomaaliya. Dowladda Sacuudiga ayaa Hambalyadaan ay Dowladda Soomaaliya u soo dirtay bilowday illaa Sanadkii 2007,waxaana illaa xiligaa marka la gaaro 20-ka October ay Soomaaliya u […]

October 23rd, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Kenya oo sii deysay Nin British ah oo ay ku eedeysay Argagixisanimo

Barmuudo.com/ Dowladda Kenya ayaa xorriyaddiisii dib u siisay  Tom James, oo kasoo jeeda Dalka Britain, markii ay Boliiska la dagaallama Argagixisada ka qabteen guri ku yaalla Xaafadda Gigiri ee Magaalada Nairobi. Mr;James oo 32 jir ah, ayaa Laba Cisho ka hor lala qabtay Laba Dumar Soomaaliyeed ah oo lagu kala magacaabo , Yaasmiin Sheekh iyo Zamzam […]

October 13th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Cabdi axmad dhuxulow dhagdheer oo siyaasi si weyn uuga soo horjeeda siyaasada xasan sheekh mahamuud oo maanta xaflad lagu taageeraaye muqdisho lagu qabtay

Barmuudo.com/Siyaasiyiin odayaasha dhaqanka culimaa udiinka haweenka dhalinyarada beesha karanle oo maanta xaflad ey ku taageeraayeen musharax xildhubaan aqalka sare mudane mudane cabdi axmad dhuxulow dhagdheer ayaa maanta lagu qabtay muqdisho xafladaan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayey ku taageeraan yeen dhamaan dhaqanka  beesha karanle musharax xildhibaan aqalka sare mudane dhagdheer oo ah […]

October 11th, 2016 | Posted in Wararka Caalamka | Read More »

DAAWO: Madaxweynaha oo furey Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka

Barmuudo.com_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada si rasmi ah uga furay shirka Madasha Hoggaanka Qaran (Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada). Madaxweynaha ayaa sheegay in shirkan uu muhimad gaar ah leeyahay, maadaama goor dhow si rasmi ah loo gudagalayo doorashada 2016. “Shirkan waxaa uu noqonayaa kii ugu dambeeyay […]

September 6th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

Barmuudo.com/Waxaa faah faahin dheeraad ah ay ka soo baxeysaa Qarax khasaare geystay oo Duhurnimadii maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan agagaarka Suuqa bakaraha qaraxa ayaa ayaa la sheegay in lagu riday Bac Madow halkaasi taalay, waxaana xilligii uu Qaraxa dhacayay goobta ku sugnaa dad fara badan. Wararka qaar ayaa sheegaya xilliga uu Qaraxa dhacayay […]

September 6th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Qaramada midoobay oo ka hadashay sharciga axsaabta siyaaasadeed ee uu saxiixay madaxweynaha soomaliya

Barmuudo.com/ Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee arimaha Soomaaliya Danjire Michael Keating, ayaa ka hadlay Sharciga Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu shalay ku saxiixay Magaalada Muqdisho. Sharciga uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud saxiixay ayaa ahaa Sharciga Axsaabta Siyaasadeed ee Dalka. Waxa uu sheegay Danjire Michael Keating in Sharcigaan uu ka mid […]

September 5th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented